Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta written by Warsan Radio 22/06/2022 Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ugu yaraan toddoba qof oo Soomaali xoolo dhaqata ah lagu dilay deegaan lagu Magacaabo hilada Qoorka oo ku dhow Webiga Awash ee mara deegaanka Canfarta halka dhawr kalena lagu dhaawacay.Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyaad ka soo jeeda qowmiyadda Canfarta ay weerar ku qaadeen xoolo dhaqato Soomalai ah oo u arooray wabiga, halkaa oo sidoo kale la sheegay in lagu qaaday xoolo gaaraya ilaa afar kun oo neef.Weerarkan ayaa imaanaya maalmo xilli usbuucyadii la soo dhaafay ay socdeen dedaallo lagu dhex-dhexaadinayo colaadda labadani qowmiyadood ee dirirtoodu soo jiitameysa in muddo ah. Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Jaamacaddii ugu horeysey oo laga hirgaliyey Degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay next post Waan waan laga dhex-bilaabayo Xukuumadda Somaliland iyo mucaaradka You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 30/05/2022 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO 06/02/2017 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 12/07/2022 Ciidanka xoogga dalka & kuwa degaanka oo howlgal Wadajir ah fuliyay 17/04/2023 Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta ka qeyb galaya shirka dhaqaalaha Soomaaliya & Uganda 09/08/2022 Axmed Ciise Cawad” Waan u sheegay madaxweynaha in aan diyaar u aheyn xiligan xil kale oo aan qabto 20/11/2020 DHAGEEYSO GODOMIYAHA DIGIL IYO MIRIFLE DEGMADA BAARDHEERE AYAA KAHADLAY DHIBAATADA KATAAGAN DEGMADA BAARDHEERE 3-11-2016 03/11/2016 Dhalinyaro ku geeriyootay Shil Gaari oo ka dhacay degaannada Somaliland 26/09/2023 Qareeno Soomaali ah oo maxkamadda ICC u gudbiyay dacwad ka dhan ah dowladda Soomaaliya 25/09/2021 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 17/02/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.