Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta written by Warsan Radio 22/06/2022 Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ugu yaraan toddoba qof oo Soomaali xoolo dhaqata ah lagu dilay deegaan lagu Magacaabo hilada Qoorka oo ku dhow Webiga Awash ee mara deegaanka Canfarta halka dhawr kalena lagu dhaawacay.Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyaad ka soo jeeda qowmiyadda Canfarta ay weerar ku qaadeen xoolo dhaqato Soomalai ah oo u arooray wabiga, halkaa oo sidoo kale la sheegay in lagu qaaday xoolo gaaraya ilaa afar kun oo neef.Weerarkan ayaa imaanaya maalmo xilli usbuucyadii la soo dhaafay ay socdeen dedaallo lagu dhex-dhexaadinayo colaadda labadani qowmiyadood ee dirirtoodu soo jiitameysa in muddo ah. Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Jaamacaddii ugu horeysey oo laga hirgaliyey Degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay next post Waan waan laga dhex-bilaabayo Xukuumadda Somaliland iyo mucaaradka You may also like DHAGEYSO ATHIINY MO’OSHIITHY QEYBTII 13 AAD OO KI TIRSANGH QEYBTII 4AAD MAREGHDII TARASH 04/03/2017 Dhageyso: Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 17/10/2022 Saaxiibada beesha caalamka oo cambaareeyay sii hurinta colaadda Laascaanood 27/08/2023 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 18/05/2021 Wafdi ka socda Masar oo muqdisho kula kulmay wasiirka arimaha dibada 07/12/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan 22/06/2022 Trump oo ku dhawaaqey in ay xiriirka u jareen Hay’adda WHO 30/05/2020 Dhageyso;- Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan 14/09/2022 Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed Oo War Kasoo Saaray La Wareegida Magaalada Mekelle 29/11/2020 Qaxooti horleh oo gaaray Xerada Dhadhaab & Hay’ad digniin kasoo saartay 28/10/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.