Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta written by Warsan Radio 22/06/2022 Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ugu yaraan toddoba qof oo Soomaali xoolo dhaqata ah lagu dilay deegaan lagu Magacaabo hilada Qoorka oo ku dhow Webiga Awash ee mara deegaanka Canfarta halka dhawr kalena lagu dhaawacay.Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyaad ka soo jeeda qowmiyadda Canfarta ay weerar ku qaadeen xoolo dhaqato Soomalai ah oo u arooray wabiga, halkaa oo sidoo kale la sheegay in lagu qaaday xoolo gaaraya ilaa afar kun oo neef.Weerarkan ayaa imaanaya maalmo xilli usbuucyadii la soo dhaafay ay socdeen dedaallo lagu dhex-dhexaadinayo colaadda labadani qowmiyadood ee dirirtoodu soo jiitameysa in muddo ah. Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Jaamacaddii ugu horeysey oo laga hirgaliyey Degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay next post Waan waan laga dhex-bilaabayo Xukuumadda Somaliland iyo mucaaradka You may also like Dhageyso+Sawiro:-Guddiga Amniga Golaha Wakiilada Dowlad Gaboleedka KGS, ayaa kulan xoga wareysi ah laqaatey Waziirka Amniga DGKGS, 04/12/2018 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 06/11/2017 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 24/01/2023 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 14/12/2022 Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb 20/07/2022 Video Munaasabad kalawereejiin ciidamada amisom ee qeybta 3 sadaxaad ee Fadhigoodu Yahay Baydhabo 16/07/2017 Hadal Jeedinta Musharaxiinta ku tartameysa kuraasta Aqalka sare oo ka socota Magaalada Jowhar 13/09/2021 Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 23/06/2022 GUDDOOMIYE MURSAL OO XUKUUMADDA CUSUB UGU BAAQAY IN AY HIRGELISO HANAAN DOORASHADA 2020/2021 29/10/2020 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO 20/01/2017 22/01/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.