Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta written by Warsan Radio 22/06/2022 Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ugu yaraan toddoba qof oo Soomaali xoolo dhaqata ah lagu dilay deegaan lagu Magacaabo hilada Qoorka oo ku dhow Webiga Awash ee mara deegaanka Canfarta halka dhawr kalena lagu dhaawacay.Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyaad ka soo jeeda qowmiyadda Canfarta ay weerar ku qaadeen xoolo dhaqato Soomalai ah oo u arooray wabiga, halkaa oo sidoo kale la sheegay in lagu qaaday xoolo gaaraya ilaa afar kun oo neef.Weerarkan ayaa imaanaya maalmo xilli usbuucyadii la soo dhaafay ay socdeen dedaallo lagu dhex-dhexaadinayo colaadda labadani qowmiyadood ee dirirtoodu soo jiitameysa in muddo ah. Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Jaamacaddii ugu horeysey oo laga hirgaliyey Degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay next post Waan waan laga dhex-bilaabayo Xukuumadda Somaliland iyo mucaaradka You may also like Dhallinyaradii lagu afduubay Magaalada Beledweyne oo la sii daayay 06/09/2021 Sawiro:-Taliyaha ciidamada Mareykanka AFRICOM oo maanta soo gaaray Muqdisho 29/08/2022 Dhageysiga Khudbadhaha Musharrixinta xilka Madaxweynaha oo Maanta la soo geba-gabeynayo 12/05/2022 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 07/05/2023 Madasha xisbiyada qaran oo taageeray Go’aan kasoo baxay guddoomiyaha aqalka sare 26/06/2020 Akhriso:-Guddiga soo xulista Baarlamaanka Hirshabeelle oo la Magacaabay 29/08/2020 Dhagayso:-Warka Galab Ee Idaacada Warsan 22/07/2020 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE CAAWA WAXAA IDIN SOO GAARSIINI DOONA C/LAAHI NUR JACEELAW DHAGEEYSI WANAAGSAN, 14/11/2016 Akhriso:-Kheyre oo la kulmay Ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay 04/10/2018 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 15/09/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.