In ka badan 30 carruur ah oo nafaqa darro ugu geeriyootay Isbitaalka Kismaayo written by Warsan Radio 24/06/2022 Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbadda Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in ilaa 30 Carruur ah saacadihii la soo dhaafay xaalad bafaqa darro ay ugu geeriyootay isbitaalka Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.Carruurtaan ayaa waxaa laga kala keenay qaar kamid ah degaannada iyo degmooyinka Gobolada Jubbooyinka, gaar ahaan degaannada ay maamulaan Al-Shabaab, waxana saameyn weyn ku yeeshay xaaladda abaareed ee kajirta degaannada Jubbaland.Madaxa qaybta Nafaqo-darrada ee Isbitaalka Kismaayo Faysal Aadan Ibraahim oo la hadlay Voa-da ayaa sheegay in dad gaaraya ilaa 400 oo Ruux oo kamid ah dadka ay sameysay abaarta ee ka qaaday xanuuno kala duwan haatan lagu daweeynayo isbitaalka Magaalada kismaayo.Sidoo kale Feysal waxaa uu sheegay in xaaladda nafaqa darro ee heysata Carruurta kunool degaannada Gobolada Jubbooyinka ay yihiin kuwo aad u daran ayna siweyn u saameysay abaarta, sidoo kalena ay jiraan kuwo badan oo weli ka barakacaya.Degaano iyo degmooyin katirsan Gobolada Jubbooyinka ayaa waxa weli kajirta abaar daran, waxaana ay siweyn u saameysay dad iyo duunyo, iyada oo dowladda Maamulka Jubbaland & Hay’adaha samafalka ay ka gaabiyeen wax u qabashadooda. In ka badan 30 carruur ah oo nafaqa darro ugu geeriyootay Isbitaalka Kismaayo was last modified: June 24th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweeysay lacagta Bangiga Adduunka ku taageeray Abaaraha You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 21/09/2020 Madaxweeynihii Hore Ee Dalka Cali Mahadi Maxamed Oo Nairobi ku Geeriyooday 10/03/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 05/06/2022 Gaari Ay La Socdeen Dad Shacab Ah Oo Lagu Rasaaseeyay Shabeelaha dhexe 19/04/2020 Dhageyso;- Barnaamijka Arimaha Bulshda Gaar Ahaa Haweenka 12/01/2022 Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay sharciyo muhiim ah 12/01/2023 DHAGEYSO: WARKA GALAB EE RADIO WARSAN 06/03/2020 Guddiga xalinta khilafaadka doorashada oo soo saaray habraac 25/07/2021 Taliyaha Ciidanka AFRICOM oo kulan laqaatay madaxweynaha Jabuuti 13/06/2020 Dalalka Yurub oo walwal ka muujiyay tallaabo uu qaadi rabo ruushka 23/06/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.