In ka badan 30 carruur ah oo nafaqa darro ugu geeriyootay Isbitaalka Kismaayo written by Warsan Radio 24/06/2022 Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbadda Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in ilaa 30 Carruur ah saacadihii la soo dhaafay xaalad bafaqa darro ay ugu geeriyootay isbitaalka Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.Carruurtaan ayaa waxaa laga kala keenay qaar kamid ah degaannada iyo degmooyinka Gobolada Jubbooyinka, gaar ahaan degaannada ay maamulaan Al-Shabaab, waxana saameyn weyn ku yeeshay xaaladda abaareed ee kajirta degaannada Jubbaland.Madaxa qaybta Nafaqo-darrada ee Isbitaalka Kismaayo Faysal Aadan Ibraahim oo la hadlay Voa-da ayaa sheegay in dad gaaraya ilaa 400 oo Ruux oo kamid ah dadka ay sameysay abaarta ee ka qaaday xanuuno kala duwan haatan lagu daweeynayo isbitaalka Magaalada kismaayo.Sidoo kale Feysal waxaa uu sheegay in xaaladda nafaqa darro ee heysata Carruurta kunool degaannada Gobolada Jubbooyinka ay yihiin kuwo aad u daran ayna siweyn u saameysay abaarta, sidoo kalena ay jiraan kuwo badan oo weli ka barakacaya.Degaano iyo degmooyin katirsan Gobolada Jubbooyinka ayaa waxa weli kajirta abaar daran, waxaana ay siweyn u saameysay dad iyo duunyo, iyada oo dowladda Maamulka Jubbaland & Hay’adaha samafalka ay ka gaabiyeen wax u qabashadooda. In ka badan 30 carruur ah oo nafaqa darro ugu geeriyootay Isbitaalka Kismaayo was last modified: June 24th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweeysay lacagta Bangiga Adduunka ku taageeray Abaaraha You may also like Madaxeyne Farmaajo oo Saxiixay Xeerka Lagu Muransanyahay ee Saxaafadda 26/08/2020 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 12/07/2022 Amiirka Qatar oo ka tacsiyeeyay geerida Madaxweynihi hore Cali Mahdi Maxamed 12/03/2021 DHAGEYSO :WARBIXIN .3 BIL KA DIB XARIGA MUKHTAAR ROOBOW MAXAA ISKA BEDELEY . 13/03/2019 Shiinaha oo laga bilaabay qaadashada tallaalka Covid 19 04/01/2021 Somalia iyo Sucuudiga oo heshiis ku kala saxiixday Riyaad 13/11/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 02/08/2021 DHAGEYSO: Xildhibaanno ka hadlay Mooshinka laga wado Ra’iisal wasaare Kheyre 10/07/2017 SIRDOONKA SOOMAALIYA OO BILAABEY ADEEGSIGA TECHNOLOGY-YADA CASTIGA AH 12/09/2019 Dhageyso Fariinta kahortaga Askareerna ciyaalka dadooda kayartahay 18 sano 31/10/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.