Dal kuyaalla Koonfurta Amerika oo Codsi Diplomaasiyadeed u soo dirtay Soomaaliya written by Warsan Radio 06/07/2022 Ku Simaha Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Itoobiya ahna u qaybsanaha safaaradda Soomaaliya ee Midowga Africa iyo Hay’adda dhaqaalaha Qaramada Midoobay ee UNECA Shaafici Nuur Calas Faarax ayaa xarunta Safaaradda ee Magaalada Addis Ababa ku qaabilay xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Chile (Jilli) Ambassador Alex Wetzig iyo danjiraha Safaaradda Jamhuuriyadda Chile (Jilli) ee dalka Itoobiya Ambassador Fernando Zalaquett.Kulankan ayaa ka dhashay codsi rasmi ah oo ay dhowaan Safaaradda Jamhuuriyadda Chile ee Addis Ababa soo gaarsiisay Safaaradda Soomaaliya ee Itoobiya, kaasi oo salka ku hayay baadi goobka taageero Diplomaasiyadeed oo ay Jamhuuriyadda Chile si rasmi ah u waydiisanayso Jamhuuriyadda Soomaaliya.Arrintaan ayaa dowladda Chile ay kaga gol leedahay maadaama ay u sharaxan tahay hogaaminta Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay, isla markaana ay ka dalbanayso Dawladda Soomaaliya inay ku taageerto oo siiso Dawladda Chile codka rasmiga ah ee ay Soomaaliya ku leedahay fadhiyada rasmiga ah ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay. Dal kuyaalla Koonfurta Amerika oo Codsi Diplomaasiyadeed u soo dirtay Soomaaliya was last modified: July 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday Xero lagu tababaro Ciidanka Soomaaliya You may also like Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 08/02/2023 Madaxweynaha Putland oo magacaabay guddi ka tala bixiya sicir babarka sarifka Shilin Soomaaliga iyo maciishadda 11/01/2021 Dhageyso:Warka Galab ee Idaacada Warsan. 20/12/2022 RW Xamse oo Qaabilay danjiraha boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya 07/08/2023 Dhageyso: Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 26/10/2022 Hogaanka SSC Khaatuma oo ku baaqay dagaal ka dhan ah Soomaaliland 27/12/2023 Beelo dega Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud oo Go’aan mid ah gaaray 02/10/2023 Wasiirro ka mid ah Somaliland oo laga helay Covid 19 02/06/2020 Dhageyso:-Tartan kubada Cagta Ah oo Buur Hakaba Ka Furmey 07/03/2018 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 12/07/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.