Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka written by Warsan Radio 06/07/2022 Booliiska magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in wiil 17 jir ah uu dhintay, wiil kale oo 16-sanno jirana uu soo gaaray dhaawac halis ah kaddib markii xalay ay is toogasho ka dhacday agagaarka wadada Nicollet Avenue iyo jidka 18th Street ee Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.Wiilashan oo aan weli la sheegin jinsiyaddooda iyo magacyadooda ay booliisku sheegeen in labbo kale oo dhallinyaro ah ay rasaas isku weydaarsadeen guri dabaq ah oo ku yaala agagaarka Nicollet Avenue iyo 18th Street dhexdiisa.Wiilka dhintay ayaa noqonaya qofkii 45-aad ee sannadkan toogasho lagu dilo magaaladda Minneapolis, waxaana kororka weerarada ka dhacaya Magaalada Minneapolis ay walaac ku abuurtay Soomaalida. Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka was last modified: July 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Radio Warsan next post Shirka dalalka IGAD oo Maalintii labaad galay & Soomaaliya oo ka qeyb galeysa You may also like DF oo maamulka Gobalka BANAADIR usoo celisay awood muddo ka maqneyd (Sawiro) 09/08/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 17/11/2021 Webiga Shabeelle oo laga cabsi qabo in uu guro 28/01/2019 Sadiq Khan oo mar kale loo doortay Duqa magaalada London 09/05/2021 SAWIRO:- Banaanbax ka dhacay degmada Beled-xaawo & Xarunta Maamulka oo la gubay 07/07/2022 Kim Jong-un walaashiis: Waa kuma ninka guursaday Kim Yo-jong? 20/06/2020 Akhriso:-Al-Shabaab oo Dhuxul ku gubay Sh/Hoose 01/02/2019 Xamaas oo hadashay iyo tirada dhimashada oo korortay 14/11/2023 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan. 30/05/2022 DHAGEYSO :-SHEEKH SHARIIF OO WEERAREY XASAN SHEEKH SIRNA FASHILAY, 19/01/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.