Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka written by Warsan Radio 06/07/2022 Booliiska magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in wiil 17 jir ah uu dhintay, wiil kale oo 16-sanno jirana uu soo gaaray dhaawac halis ah kaddib markii xalay ay is toogasho ka dhacday agagaarka wadada Nicollet Avenue iyo jidka 18th Street ee Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.Wiilashan oo aan weli la sheegin jinsiyaddooda iyo magacyadooda ay booliisku sheegeen in labbo kale oo dhallinyaro ah ay rasaas isku weydaarsadeen guri dabaq ah oo ku yaala agagaarka Nicollet Avenue iyo 18th Street dhexdiisa.Wiilka dhintay ayaa noqonaya qofkii 45-aad ee sannadkan toogasho lagu dilo magaaladda Minneapolis, waxaana kororka weerarada ka dhacaya Magaalada Minneapolis ay walaac ku abuurtay Soomaalida. Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka was last modified: July 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Radio Warsan next post Shirka dalalka IGAD oo Maalintii labaad galay & Soomaaliya oo ka qeyb galeysa You may also like Sacuudiga oo dhimaaya dadka sanadkan xajinaya 09/06/2020 RW Rooble oo la kulmay Dhaxalsugaha Abu Dhabi 02/02/2022 Xaaladdii ugu adkeyd oo ka jirta Isbitaal Martini ee Muqdisho 22/02/2021 Madaxweyne Farmaajo oo ku bogaadiyey Ciidanka Xoogga si ay u hanteen Hoggaaminta Howlgallada Amni ee Dalka “SAWIRRO” 18/04/2021 Akhriso Magacyada : 15 kamid ah xildhibaanada golaha shacabka oo laga mamnuucay fadhiyada barlamaanka ee soo socda 28/03/2021 Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray magaalaada Dhuusamareeb 09/07/2020 Dad shacab ah oo ku dhintay Madaafiic lagu Weeraray degaanka Camaara 11/02/2024 Akhriso:-Culimada Muqdisho oo Ra’iisul Wasaaraha kala hadlay Arrimaha ka jira Xajka 17/07/2018 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 09/01/2024 DF oo Caalamka la wadaagtay saamaynta dhaqaale ee uu gaarsiiyey Cronavirus 09/09/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.