Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka written by Warsan Radio 06/07/2022 Booliiska magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in wiil 17 jir ah uu dhintay, wiil kale oo 16-sanno jirana uu soo gaaray dhaawac halis ah kaddib markii xalay ay is toogasho ka dhacday agagaarka wadada Nicollet Avenue iyo jidka 18th Street ee Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.Wiilashan oo aan weli la sheegin jinsiyaddooda iyo magacyadooda ay booliisku sheegeen in labbo kale oo dhallinyaro ah ay rasaas isku weydaarsadeen guri dabaq ah oo ku yaala agagaarka Nicollet Avenue iyo 18th Street dhexdiisa.Wiilka dhintay ayaa noqonaya qofkii 45-aad ee sannadkan toogasho lagu dilo magaaladda Minneapolis, waxaana kororka weerarada ka dhacaya Magaalada Minneapolis ay walaac ku abuurtay Soomaalida. Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka was last modified: July 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Radio Warsan next post Shirka dalalka IGAD oo Maalintii labaad galay & Soomaaliya oo ka qeyb galeysa You may also like Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi ”Madaxwayne Farmaajo ma aqoonsano nidaamka Federaalka” 03/02/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 28/05/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 02/04/2022 On Mogadishu visit, UN Deputy Secretary-General encourages sustained progress on women’s political participation as well as peaceful forthcoming elections 12/09/2021 Dagaal markale ka dhacay Laas-Caanood & Somaliland oo ka hadashay 07/02/2023 Qeyb ka mid ah Liiska Tartamayaasha Aqalka Sare Koofurgalbeed oo la shaaciyay 31/07/2021 Two-week Course on Documentary Video Storytelling concludes in Mogadishu 09/08/2019 Mareykanka Oo Soomaaliya Ka Taageeraya Gurmadka Loo Fidinayo Dadka Abaaruhu Saameeyeen 13/06/2022 Golaha Wasiirada oo Ansixiyay Miisaaniyadda Sanadka 2022 26/05/2022 Dhageyso:- Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan 25/08/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.