Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer written by Warsan Radio 06/08/2022 Saddex Carruur oo walaalo ah ayaa miino kula qaraxday meel u dhaxaysa deegaanada Habuura iyo Sibidhley ee Xuduudka Togdheer.Sidoo kale 6 ruux oo kale ayaa dhaawacmay ka dib markii shil labaad ah uuna sababay Gaadhigii Gurmadka degdeg ahaa oo ay isku dhaceen Xaajiyad Rakaab ah oo kale Deegaanka Balli Hiile.3 Carruurta walaala ah oo xoolo jir ahaa ahaa ayaa mid ka mid ah halkaasi ku naf waayey halka labadii kale ay dhaawac yihiin.Khasaaraha ayaa sii kordhay ka dib markii gaadhiga Umbulanceka degmada Dhoqoshay oo siday dhaawaca uu galay shilka labaad.Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Gobolka Togdheer Dr Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in ay mar kale gurmad ugu tageen Balli-hiile dadka dhaawaca ah goor dhaweydna la soo gaadhsiiyey Cusbitaalka weyn ee Burco 8 qof ee dhaawaca ah oo qaarkood ay yihiin helada 3 carruurta ahayd ee Miinadu la kacday. Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer was last modified: August 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Dhacdooyinka Caalamka next post Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” You may also like MD Xasan Sheekh oo sheegay inay jiraan rag ka tirsan AS oo hab qabiil lagu difaaco 06/01/2023 Horjoogayaal A-lshabaab ah oo lagu dilay duqayn ka dhacday Jubbada hoose 08/09/2020 Maamulka Hirshabeelle oo bilaabay Xalinta khilaaf ka taagan Xadka Hiiraan& Shabeelada Dhexe 05/07/2023 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 02/06/2021 Dowladda Somalia Oo War Kasoo Saartay Dadkii Lagu Laayay Degmada Waajid 25/11/2020 Dagaal ka dhacay Gobolka Bakool & faah faahin laga helayo 08/02/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 04/11/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 16/09/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 15/10/2021 Xildhibaannada Golaha Shacabka oo dood adag ka yeeshay mooshin la horkeenay 03/06/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.