Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer written by Warsan Radio 06/08/2022 Saddex Carruur oo walaalo ah ayaa miino kula qaraxday meel u dhaxaysa deegaanada Habuura iyo Sibidhley ee Xuduudka Togdheer.Sidoo kale 6 ruux oo kale ayaa dhaawacmay ka dib markii shil labaad ah uuna sababay Gaadhigii Gurmadka degdeg ahaa oo ay isku dhaceen Xaajiyad Rakaab ah oo kale Deegaanka Balli Hiile.3 Carruurta walaala ah oo xoolo jir ahaa ahaa ayaa mid ka mid ah halkaasi ku naf waayey halka labadii kale ay dhaawac yihiin.Khasaaraha ayaa sii kordhay ka dib markii gaadhiga Umbulanceka degmada Dhoqoshay oo siday dhaawaca uu galay shilka labaad.Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Gobolka Togdheer Dr Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in ay mar kale gurmad ugu tageen Balli-hiile dadka dhaawaca ah goor dhaweydna la soo gaadhsiiyey Cusbitaalka weyn ee Burco 8 qof ee dhaawaca ah oo qaarkood ay yihiin helada 3 carruurta ahayd ee Miinadu la kacday. Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer was last modified: August 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Dhacdooyinka Caalamka next post Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” You may also like DHAGEEYSO:-SANAD KII TAGAY BISHA 10 NAAD BISHA 11 WAAD IYO BISHA 12 BAAD EE 2016DA 01/01/2017 Wararkii u dambeeyay rabshado ka socda Addis Ababa iyo Jawar Mohamed oo la xiray 30/06/2020 Guddiga doorashooyinka oo kulan la qaatay safiirka ku xigeenka Talyaaniga ee Soomaaliya (SAWIRRO) 05/01/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 21/08/2019 Millateriga Masar oo qirtay sarkaal iyo askar weerar looga dilay 08/05/2022 Daawo Muqaalkan MUNAASABAD LAGU FURAYAY AYRABOORKA BAYDHABO AYAA 22/08/2016 Somaliland oo Abaabul dagaal ka billaawday duleedka Laas-Caanood 06/01/2023 DHAGEYSO: Warka Duhur ee Radio Warsan 02-03-2020 02/03/2020 Akhriso:-Madaxweyne Farmaajo oo cambaareeyay Qaraxii Addis Ababa 23/06/2018 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 28/06/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.