Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer written by Warsan Radio 06/08/2022 Saddex Carruur oo walaalo ah ayaa miino kula qaraxday meel u dhaxaysa deegaanada Habuura iyo Sibidhley ee Xuduudka Togdheer.Sidoo kale 6 ruux oo kale ayaa dhaawacmay ka dib markii shil labaad ah uuna sababay Gaadhigii Gurmadka degdeg ahaa oo ay isku dhaceen Xaajiyad Rakaab ah oo kale Deegaanka Balli Hiile.3 Carruurta walaala ah oo xoolo jir ahaa ahaa ayaa mid ka mid ah halkaasi ku naf waayey halka labadii kale ay dhaawac yihiin.Khasaaraha ayaa sii kordhay ka dib markii gaadhiga Umbulanceka degmada Dhoqoshay oo siday dhaawaca uu galay shilka labaad.Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Gobolka Togdheer Dr Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in ay mar kale gurmad ugu tageen Balli-hiile dadka dhaawaca ah goor dhaweydna la soo gaadhsiiyey Cusbitaalka weyn ee Burco 8 qof ee dhaawaca ah oo qaarkood ay yihiin helada 3 carruurta ahayd ee Miinadu la kacday. Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer was last modified: August 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Dhacdooyinka Caalamka next post Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” You may also like DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 12/04/2017 Dhageyso:-Warka Subax ee RAdio Warsan 14/11/2021 Dhageyso:-Warka Fiidinimo ee Idaacada Warsan 23/02/2022 Kulan Xasaasi Ah Oo Xasan Sheekh Iyo Abiye Ku Dhexmaraya Magaalada Nairobi 15/09/2022 Dhageyo:-Xasan Sheekh Waxaad haysaan waa Wadadii lagu hungoobay oo lagu dumi lahaa 24/09/2019 Video Wasaaradda isgaarsiinta KGS oo Eedeysay Wasaaradda isgaadhsiinta Soomaaliya 10/07/2017 Madaxweyne Laftagareen Oo Ka Qeyb Galay Madasha Iskaashiga Soomaaliya Iyo Caalamka 07/12/2020 Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Midowga Yurub kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab & fatahaadaha 18/05/2023 Dhageyso: Barnaamijka Beeraha ee Idaacada warsan 18/05/2023 VIVDEO Ardada Wax Ka Barata Jaamacada Muqdisho Universty Ayaa Deeq Raashiin Ah U qeybiyey qoysas Dan yar 11/04/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.