Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer written by Warsan Radio 06/08/2022 Saddex Carruur oo walaalo ah ayaa miino kula qaraxday meel u dhaxaysa deegaanada Habuura iyo Sibidhley ee Xuduudka Togdheer.Sidoo kale 6 ruux oo kale ayaa dhaawacmay ka dib markii shil labaad ah uuna sababay Gaadhigii Gurmadka degdeg ahaa oo ay isku dhaceen Xaajiyad Rakaab ah oo kale Deegaanka Balli Hiile.3 Carruurta walaala ah oo xoolo jir ahaa ahaa ayaa mid ka mid ah halkaasi ku naf waayey halka labadii kale ay dhaawac yihiin.Khasaaraha ayaa sii kordhay ka dib markii gaadhiga Umbulanceka degmada Dhoqoshay oo siday dhaawaca uu galay shilka labaad.Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Gobolka Togdheer Dr Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in ay mar kale gurmad ugu tageen Balli-hiile dadka dhaawaca ah goor dhaweydna la soo gaadhsiiyey Cusbitaalka weyn ee Burco 8 qof ee dhaawaca ah oo qaarkood ay yihiin helada 3 carruurta ahayd ee Miinadu la kacday. Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer was last modified: August 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Dhacdooyinka Caalamka next post Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” You may also like Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika 08/06/2022 Maxaa la filayaa in Madaxweyne Farmaajo kaga hadlo Khubadiisa Maanta? 23/09/2020 – War Saxaafadeed – kulanka Wasiirka Waxbarashada Wasiir Faarax Cabdiqaadir iyo Madaxa Hay’adda USAID Somalia 29/02/2024 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 27/04/2021 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 07/11/2019 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO 23/02/2017 Dhageeyso:-Wasaaradda gaadiidka M.K.GS. oo soo saartay amar Deg deg deg ah oo lagu soo xiraayo Bajaajyada 02/07/2017 DHAGEYSO: Warka Subax ee Idaacada Warsan 20/04/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 27/09/2021 Inkabadan Afar kun oo arday oo wax ka baranayay Muqdisho oo ku dhacay Imtixaanka dugsiga Sare 23/07/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.