Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer written by Warsan Radio 06/08/2022 Saddex Carruur oo walaalo ah ayaa miino kula qaraxday meel u dhaxaysa deegaanada Habuura iyo Sibidhley ee Xuduudka Togdheer.Sidoo kale 6 ruux oo kale ayaa dhaawacmay ka dib markii shil labaad ah uuna sababay Gaadhigii Gurmadka degdeg ahaa oo ay isku dhaceen Xaajiyad Rakaab ah oo kale Deegaanka Balli Hiile.3 Carruurta walaala ah oo xoolo jir ahaa ahaa ayaa mid ka mid ah halkaasi ku naf waayey halka labadii kale ay dhaawac yihiin.Khasaaraha ayaa sii kordhay ka dib markii gaadhiga Umbulanceka degmada Dhoqoshay oo siday dhaawaca uu galay shilka labaad.Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Gobolka Togdheer Dr Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in ay mar kale gurmad ugu tageen Balli-hiile dadka dhaawaca ah goor dhaweydna la soo gaadhsiiyey Cusbitaalka weyn ee Burco 8 qof ee dhaawaca ah oo qaarkood ay yihiin helada 3 carruurta ahayd ee Miinadu la kacday. Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer was last modified: August 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Dhacdooyinka Caalamka next post Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” You may also like SAWIRRO: video Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf u sameeyay Musharaxiintii u tartamaysay xilka Madaxweynaha 10/02/2017 Madaafiic ku dhacday garoonka diyaaradaha iyo duulimaadyadii oo istaagay 19/02/2021 Rooble oo hakiyay doorashada beellaha Banaadiriga si loo xaliyo khilaafka ka taagan 19/02/2022 Wasiirka Arrimaha dibadda oo la kulmay Wafdi ka socda dowladda Faransiiska 24/01/2022 Diyaarad Sida Gargaar Oo Ka Degtay Degmada Go’doosan Ee Xudur 18/01/2021 Madaxweyne Lafta-gareen oo la kulmay bulshada Magaalada Xudur 31/10/2021 Madaxweyne Mustafe Cagjar oo sheegay in maamulkiisa uusan waxba ka qaban karin sicir bararka 25/05/2022 Doorasho taariikhi ah oo maanta ka dhacaysa magaalada Tokyo ee dalka Japan 05/07/2020 Dowladda Soomaaliya Oo Daah-Furtay Barnaamij Looga Jawaabayo Gurmadka Deg-Dega Ee Abaaraha Dalka Soomaliya 16/06/2022 Qoyska Boqortooyada oo ka warramay nolosha amiir Philip 11/04/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.