Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer written by Warsan Radio 06/08/2022 Saddex Carruur oo walaalo ah ayaa miino kula qaraxday meel u dhaxaysa deegaanada Habuura iyo Sibidhley ee Xuduudka Togdheer.Sidoo kale 6 ruux oo kale ayaa dhaawacmay ka dib markii shil labaad ah uuna sababay Gaadhigii Gurmadka degdeg ahaa oo ay isku dhaceen Xaajiyad Rakaab ah oo kale Deegaanka Balli Hiile.3 Carruurta walaala ah oo xoolo jir ahaa ahaa ayaa mid ka mid ah halkaasi ku naf waayey halka labadii kale ay dhaawac yihiin.Khasaaraha ayaa sii kordhay ka dib markii gaadhiga Umbulanceka degmada Dhoqoshay oo siday dhaawaca uu galay shilka labaad.Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Gobolka Togdheer Dr Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in ay mar kale gurmad ugu tageen Balli-hiile dadka dhaawaca ah goor dhaweydna la soo gaadhsiiyey Cusbitaalka weyn ee Burco 8 qof ee dhaawaca ah oo qaarkood ay yihiin helada 3 carruurta ahayd ee Miinadu la kacday. Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer was last modified: August 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Dhacdooyinka Caalamka next post Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” You may also like Joe Biden oo u magacaabay Kamala Harris Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka 12/08/2020 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 28/11/2023 War murtiyeedka Shirka Madasha Qaran oo la saxiixay lana shaaciyay 27/05/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 05/02/2019 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsn 28/05/2021 SAWIRO:-Ciidamo ka qeyb qaadanaya la dagaalanka Al-Shabaab oo Maanta tababar loo soo xiray 04/08/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 03/07/2020 Dhageyso;- Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan 30/10/2022 Madaxweynaha Puntland oo ugu baaqay dowladda federalka in ay cadaadiska milatari ka dulqaado Jubbaland 07/12/2020 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 18/07/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.