Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer written by Warsan Radio 06/08/2022 Saddex Carruur oo walaalo ah ayaa miino kula qaraxday meel u dhaxaysa deegaanada Habuura iyo Sibidhley ee Xuduudka Togdheer.Sidoo kale 6 ruux oo kale ayaa dhaawacmay ka dib markii shil labaad ah uuna sababay Gaadhigii Gurmadka degdeg ahaa oo ay isku dhaceen Xaajiyad Rakaab ah oo kale Deegaanka Balli Hiile.3 Carruurta walaala ah oo xoolo jir ahaa ahaa ayaa mid ka mid ah halkaasi ku naf waayey halka labadii kale ay dhaawac yihiin.Khasaaraha ayaa sii kordhay ka dib markii gaadhiga Umbulanceka degmada Dhoqoshay oo siday dhaawaca uu galay shilka labaad.Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Gobolka Togdheer Dr Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in ay mar kale gurmad ugu tageen Balli-hiile dadka dhaawaca ah goor dhaweydna la soo gaadhsiiyey Cusbitaalka weyn ee Burco 8 qof ee dhaawaca ah oo qaarkood ay yihiin helada 3 carruurta ahayd ee Miinadu la kacday. Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer was last modified: August 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Dhacdooyinka Caalamka next post Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” You may also like Aqriso: Maamulka Degmada Baydhabo Imaanshaha Qaadka Dano Gaar ah Miyuu Ka Leeyahay? 02/04/2020 Dowladda Ingiriiska oo Kenya ka caawineysa la dagaalanka Al-Shabaab 21/07/2022 China ” waxaa naga go’an in aan heer sare geyno xiriirka nagala dhaxeeya Soomaaliya 13/11/2020 Dagaal ka dhacay degmada Qoryooley ee Shabeelada Hoose 05/05/2020 Dowladda Itoobiya oo shaacisay magacyada saraakiil sare oo ay ka dishay Tigray 02/01/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 23/09/2020 DFS & Midowga Yurub oo ka wada hadlay qorshaha kala guurka 05/09/2022 Wufuud Caalami ah & Madaxda Dowlad Goboleedyada oo kusoo wajahan Muqdisho 08/06/2022 DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 02/08/2017 Dowladda Federaalka oo Gurmad deg-deg ah u diraysa magaalada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug 03/05/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.