Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” written by Warsan Radio 06/08/2022 Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ee bariga Itoobiya ku yaalla ayaa sheegay in 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ay ku dileen dagaalladii ugu dambeeyay kaddib weerarro dhif ah oo ay kooxdu ku qaadeen xaafadaha ku teedsan xadka Soomaaliya iyo Itoobiya.Madaxweyne Mustafa Muxumed Cumar ayaa maanta sheegay in qiyaastii boqol kale la soo qabtay. Hadalkiisan looma xaqiijin karo si madax bannaan.Weerarradii horraantii July dhacay, ayay kooxda Al-Shabaab ku sheegteen inay dileen dhowr sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dowlad Deegaanka. Maamulka gobolka ayaa bilaabay howlgallo ay isla sameynayeen ciidamada federaalka.Itoobiya ayaa hore u sheegtay in saddex ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay howlgal ay gacan ka geysteen duqeymaha cirka, taas oo ay kooxdu beenisay.Mustafa ayaa hore golaha gobolka ugu sheegay in Itoobiya ay dooneyso inay sameyso aag ka tirsan Soomaaliya oo la isaga caabbiyo weerarrada noocan oo kale ah.Hadalkan uu maanta jeediyay ayuu ku sheegay inay socdaan dadaallada lagu hubinayoin kooxdu “aysan marnaba ku dhiirran inay usoo dhowaato xadka”. Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” was last modified: August 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer next post Maraykanka oo $127 million oo dollar oo cusub ugu deeqay qaaradda Afrika You may also like Ciidanka Israa’iil oo ku sii siqaya Bartamaha Gaza & xaalad cabsi ah oo taagan 29/12/2023 Maamulka G/ Banaadir & Dowladda UK oo ka wada hadlay Arimaha Abaaraha 16/02/2022 Israel oo duqeysay goob ay Ururka Xisbullah Ku xoogantahay Koonfurta Lubnaan 26/08/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 06/06/2022 Dhageyso: Dhismaha Masjidka Jaamac Ee Degmada Xudur Oo Ku Dhow Meel Dhamaad ah. 24/03/2020 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 10/11/2022 Amnesty International oo ka hadashay xad-gudubyada Israa’iil ee Gaza 20/05/2021 Maxay Raisal Wasaare Rooble iyo dhigiisa Boris Johnson uga wadahadleen kulankoodii UK? 01/08/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 14/02/2021 Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay inay diyaarado kusoo daabuli doonaan dadkii Laascaanood laga soo barakiciyay 09/10/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.