Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” written by Warsan Radio 06/08/2022 Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ee bariga Itoobiya ku yaalla ayaa sheegay in 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ay ku dileen dagaalladii ugu dambeeyay kaddib weerarro dhif ah oo ay kooxdu ku qaadeen xaafadaha ku teedsan xadka Soomaaliya iyo Itoobiya.Madaxweyne Mustafa Muxumed Cumar ayaa maanta sheegay in qiyaastii boqol kale la soo qabtay. Hadalkiisan looma xaqiijin karo si madax bannaan.Weerarradii horraantii July dhacay, ayay kooxda Al-Shabaab ku sheegteen inay dileen dhowr sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dowlad Deegaanka. Maamulka gobolka ayaa bilaabay howlgallo ay isla sameynayeen ciidamada federaalka.Itoobiya ayaa hore u sheegtay in saddex ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay howlgal ay gacan ka geysteen duqeymaha cirka, taas oo ay kooxdu beenisay.Mustafa ayaa hore golaha gobolka ugu sheegay in Itoobiya ay dooneyso inay sameyso aag ka tirsan Soomaaliya oo la isaga caabbiyo weerarrada noocan oo kale ah.Hadalkan uu maanta jeediyay ayuu ku sheegay inay socdaan dadaallada lagu hubinayoin kooxdu “aysan marnaba ku dhiirran inay usoo dhowaato xadka”. Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” was last modified: August 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer next post Maraykanka oo $127 million oo dollar oo cusub ugu deeqay qaaradda Afrika You may also like Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 02/01/2022 Uganda oo ciidamo dheeraad ah u soo diraysa Soomaaliya 15/10/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 25/08/2020 Iyadoo ay Jiraan Abaaro ay saameysey Dadka Iyo duunyada ku dhaqan Gobolada konfurgalbeed soomaliya 24/12/2016 Soomaaliya iyo Tanzania oo ka wada-hadlay iskaashiga Amniga Gobolka 25/05/2022 Askarigii Mareykanka ku dilay ninka madow oo markii ugu horeesay Maxkamad kasoo muuqday. 09/06/2020 Wasiir Muqtaar Rooboow oo la kulmay qaar kamid ah Cullimada ku sugan Magaalada Muqdisho 16/08/2022 Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Magaalada Baydhabo 04/07/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 07/08/2021 Dhageyso:-Michael Keating oo gaaray Beledweyne kulamanna laqaatay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif 05/01/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.