Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” written by Warsan Radio 06/08/2022 Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ee bariga Itoobiya ku yaalla ayaa sheegay in 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ay ku dileen dagaalladii ugu dambeeyay kaddib weerarro dhif ah oo ay kooxdu ku qaadeen xaafadaha ku teedsan xadka Soomaaliya iyo Itoobiya.Madaxweyne Mustafa Muxumed Cumar ayaa maanta sheegay in qiyaastii boqol kale la soo qabtay. Hadalkiisan looma xaqiijin karo si madax bannaan.Weerarradii horraantii July dhacay, ayay kooxda Al-Shabaab ku sheegteen inay dileen dhowr sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dowlad Deegaanka. Maamulka gobolka ayaa bilaabay howlgallo ay isla sameynayeen ciidamada federaalka.Itoobiya ayaa hore u sheegtay in saddex ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay howlgal ay gacan ka geysteen duqeymaha cirka, taas oo ay kooxdu beenisay.Mustafa ayaa hore golaha gobolka ugu sheegay in Itoobiya ay dooneyso inay sameyso aag ka tirsan Soomaaliya oo la isaga caabbiyo weerarrada noocan oo kale ah.Hadalkan uu maanta jeediyay ayuu ku sheegay inay socdaan dadaallada lagu hubinayoin kooxdu “aysan marnaba ku dhiirran inay usoo dhowaato xadka”. Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” was last modified: August 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer next post Maraykanka oo $127 million oo dollar oo cusub ugu deeqay qaaradda Afrika You may also like Ciidamada Dowladda & Al-Shabaab oo ku dagaalamay Gobolka Gedo 22/05/2020 Toogasho arday lagu laayay oo ka dhacday Mareykanka 25/05/2022 Video Faahfaahin 4 nin oo Lagu Toogtay kuwaas oo Ka dambeeyay Qaraxyadii Mantaanaha Ahaa ee Baydhabo 24/04/2017 Dhageyso:-Dood ku saabsan Dadka la Haybsooca. 04/10/2021 Midawga Afrika oo kulan deg deg ah ka yeelanaya xiisadda biyo xireenka Webiga Nile 21/07/2020 Dhageyso:-Habeenkii 2 aad ee Tartan aqoonedka bisha barakeysan ee Ramadhaan 15/04/2021 VIDEO:-XAFLAD CALEEMA SAARKII MALAAQA CUSUB EE BEESHA QOOMAAL 08/12/2017 Haweenay Afrikaan ah oo markii ugu horeysay loo doortay madaxa WTO 16/02/2021 Xasan Cali Kheyre “Waxaan go’aasanaday inaan xilka iska casilo oo aan qeyb uga noqon qalqalsiyaasadeed” 26/07/2020 Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar 07/08/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.