Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” written by Warsan Radio 06/08/2022 Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ee bariga Itoobiya ku yaalla ayaa sheegay in 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ay ku dileen dagaalladii ugu dambeeyay kaddib weerarro dhif ah oo ay kooxdu ku qaadeen xaafadaha ku teedsan xadka Soomaaliya iyo Itoobiya.Madaxweyne Mustafa Muxumed Cumar ayaa maanta sheegay in qiyaastii boqol kale la soo qabtay. Hadalkiisan looma xaqiijin karo si madax bannaan.Weerarradii horraantii July dhacay, ayay kooxda Al-Shabaab ku sheegteen inay dileen dhowr sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dowlad Deegaanka. Maamulka gobolka ayaa bilaabay howlgallo ay isla sameynayeen ciidamada federaalka.Itoobiya ayaa hore u sheegtay in saddex ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay howlgal ay gacan ka geysteen duqeymaha cirka, taas oo ay kooxdu beenisay.Mustafa ayaa hore golaha gobolka ugu sheegay in Itoobiya ay dooneyso inay sameyso aag ka tirsan Soomaaliya oo la isaga caabbiyo weerarrada noocan oo kale ah.Hadalkan uu maanta jeediyay ayuu ku sheegay inay socdaan dadaallada lagu hubinayoin kooxdu “aysan marnaba ku dhiirran inay usoo dhowaato xadka”. Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” was last modified: August 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer next post Maraykanka oo $127 million oo dollar oo cusub ugu deeqay qaaradda Afrika You may also like Madaxweyne Trump oo hakiyay aqoonsiga deganaashaha ee kaarka cagaaran 22/04/2020 WIIL JADEECO INDHA TIRTEY OO HOOYADIIS GANACSI LOO ABUUREY 28/04/2018 Dhageyso;- Barnaamikha Bandhiga ee Idaacada Warsan 24/05/2022 Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa 14/08/2022 Ra’iisal wasaare Rooble oo kormeeray fariisimo ciidan oo ku yaalla Awdheegle 12/04/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 02/06/2021 Gantaalo hor leh oo laga soo ganay Syria oo ku dhacay gudaha Israa’iil 15/05/2021 RW Xamsa & Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan gaar ah yeeshay 28/06/2022 Guddoomiyihii Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga oo geeriyooday 10/10/2021 Guddiga doorashada Koofur galbeed oo gaaray Baydhabo 12/07/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.