Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” written by Warsan Radio 06/08/2022 Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ee bariga Itoobiya ku yaalla ayaa sheegay in 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ay ku dileen dagaalladii ugu dambeeyay kaddib weerarro dhif ah oo ay kooxdu ku qaadeen xaafadaha ku teedsan xadka Soomaaliya iyo Itoobiya.Madaxweyne Mustafa Muxumed Cumar ayaa maanta sheegay in qiyaastii boqol kale la soo qabtay. Hadalkiisan looma xaqiijin karo si madax bannaan.Weerarradii horraantii July dhacay, ayay kooxda Al-Shabaab ku sheegteen inay dileen dhowr sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dowlad Deegaanka. Maamulka gobolka ayaa bilaabay howlgallo ay isla sameynayeen ciidamada federaalka.Itoobiya ayaa hore u sheegtay in saddex ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay howlgal ay gacan ka geysteen duqeymaha cirka, taas oo ay kooxdu beenisay.Mustafa ayaa hore golaha gobolka ugu sheegay in Itoobiya ay dooneyso inay sameyso aag ka tirsan Soomaaliya oo la isaga caabbiyo weerarrada noocan oo kale ah.Hadalkan uu maanta jeediyay ayuu ku sheegay inay socdaan dadaallada lagu hubinayoin kooxdu “aysan marnaba ku dhiirran inay usoo dhowaato xadka”. Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” was last modified: August 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer next post Maraykanka oo $127 million oo dollar oo cusub ugu deeqay qaaradda Afrika You may also like Faah faahin:- Qarax Khasaaro gaystay oo ka dhacay Magaalada Baydhabo 28/05/2021 C/kariiin Guuleed oo Bulshada Rayidka kala hadlay dhaqaajinta wada-hadallada Dowladda Federaalka & Somaliland 13/04/2023 Dowladda Jabuuti & Kenya oo isku mari waayay kursi kamid ah Golaha Amaanka ee QM 18/06/2020 Wadahadalkii Masar, Suudaan iyo Itoobiya ee biyo xireenka Niil oo fashilmay 07/04/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 20/06/2020 Dhageyso:-Hambaliyada maalinta Xorriyadda Saxaafada Adduunka. 03/05/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 03/12/2020 RW Rooble oo la kulmay saraakiisha ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM (Sawiro) 25/11/2020 RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga 18/05/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 11/04/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.