Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” written by Warsan Radio 06/08/2022 Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ee bariga Itoobiya ku yaalla ayaa sheegay in 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ay ku dileen dagaalladii ugu dambeeyay kaddib weerarro dhif ah oo ay kooxdu ku qaadeen xaafadaha ku teedsan xadka Soomaaliya iyo Itoobiya.Madaxweyne Mustafa Muxumed Cumar ayaa maanta sheegay in qiyaastii boqol kale la soo qabtay. Hadalkiisan looma xaqiijin karo si madax bannaan.Weerarradii horraantii July dhacay, ayay kooxda Al-Shabaab ku sheegteen inay dileen dhowr sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dowlad Deegaanka. Maamulka gobolka ayaa bilaabay howlgallo ay isla sameynayeen ciidamada federaalka.Itoobiya ayaa hore u sheegtay in saddex ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay howlgal ay gacan ka geysteen duqeymaha cirka, taas oo ay kooxdu beenisay.Mustafa ayaa hore golaha gobolka ugu sheegay in Itoobiya ay dooneyso inay sameyso aag ka tirsan Soomaaliya oo la isaga caabbiyo weerarrada noocan oo kale ah.Hadalkan uu maanta jeediyay ayuu ku sheegay inay socdaan dadaallada lagu hubinayoin kooxdu “aysan marnaba ku dhiirran inay usoo dhowaato xadka”. Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” was last modified: August 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer next post Maraykanka oo $127 million oo dollar oo cusub ugu deeqay qaaradda Afrika You may also like SAWIRO:-Urrurada Saxaafadda & Madaxda Warbaahinta ayaa walaac ka muujiyay xariga Xoghayaha SJS 12/10/2022 Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 13/06/2022 Gudiga baaritaanka carruurtii magaalada Baydhabo lagu dilay oo natiijadii gudbiyey 20/05/2021 Sawiro;-Muuse Biixi oo furay Shirweynaha Madasha Dhaqaalaha Somaliland 12/09/2022 Midowga Yurub Oo Wada Qorshe Go’aan Uga Gaarayo Shidaalka Laga Soo Dhoofiyo Ruushka 05/05/2022 Puntland oo soo saartay bayaan ka dhan ah Go’aannada ay soo saareen Ismimada Dhaqanka 02/11/2023 Dhageyso: Warka Subaxnimo ee Idaacada Warsan 31/03/2023 Gaadiidleyda isaga kala goosha Gaalkacyo iyo Garowe oo Qarka u saaran Shaqo joojin 16/08/2023 Ciidamada dowladda oo howlgallo ku burburiyay Saldhigo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab 01/12/2023 Dhageyso :- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 11/03/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.