Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar written by Warsan Radio 07/08/2022 Qarax ayaa ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle, kaas oo siweyn looga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Jowhar.Wararka aan helnay ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid lagu xiray Gaari NOAHA ah oo yaallay halka loo yaqaano todobada Geed oo kasoo horjeeda Hotelka Nuur Doob ee dhawaan qaraxa lagu weeraray, waxaana qaraxa uu dhacay xilli Ciidamada Booliska ay gaariga baarayeen.Waxaa jira khasaaro kala duwan oo ka dhashay qaraxa, waxaana Ciidamada Ammaanka ay xireen dhammaan waddooyinka soo gala goobta uu qaraxa ka dhacay.Weli sirasmi ah looma shaacin khasaaraha ka dhashay qaraxa, waxana goobta ku sugan oo howlo baaritaano ah ka wada Ciidamada Amniga, kuwaas oo dadka u diidaya inay goobta u dbawaadaan. Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar was last modified: August 7th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Diyaarado duqeyn ka geystay degaano katirsan Gobolka Hiiraan next post DEG DEG:- Buuq hareeyay Kulanka Golaha Shacabka You may also like Afgembi Milliteri oo ka dhacay dalka Gabon 30/08/2023 Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya Fadhiga Golaha Ammaanka QM 21/06/2023 Madaxweynaha Kenya oo sheegay inay ka hortageeyan Weerarradii badnaa ee Al-Shabaab 02/06/2022 DEG DEG:- Buuq hareeyay Kulanka Golaha Shacabka 07/08/2022 Itoobiya oo xirtay in ka badan 300 qof oo looga shakiyay inay taageerayeen TPLF 18/07/2021 RW Rooble oo Magacaabay Guddi ka kooban Shan xubnood 01/01/2022 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 29/08/2023 Kooxda TPLF oo dowladda ku eedaysay inay weerar kusoo qaaday gudaha degaanka Tigray 22/12/2021 Madaxweynaha Ukraine Zelenskyy oo dhaawac fudud ka soo gaarey shil baabuur 15/09/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 25/12/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.