Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar written by Warsan Radio 07/08/2022 Qarax ayaa ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle, kaas oo siweyn looga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Jowhar.Wararka aan helnay ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid lagu xiray Gaari NOAHA ah oo yaallay halka loo yaqaano todobada Geed oo kasoo horjeeda Hotelka Nuur Doob ee dhawaan qaraxa lagu weeraray, waxaana qaraxa uu dhacay xilli Ciidamada Booliska ay gaariga baarayeen.Waxaa jira khasaaro kala duwan oo ka dhashay qaraxa, waxaana Ciidamada Ammaanka ay xireen dhammaan waddooyinka soo gala goobta uu qaraxa ka dhacay.Weli sirasmi ah looma shaacin khasaaraha ka dhashay qaraxa, waxana goobta ku sugan oo howlo baaritaano ah ka wada Ciidamada Amniga, kuwaas oo dadka u diidaya inay goobta u dbawaadaan. Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar was last modified: August 7th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Diyaarado duqeyn ka geystay degaano katirsan Gobolka Hiiraan next post DEG DEG:- Buuq hareeyay Kulanka Golaha Shacabka You may also like Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka dhacay Boosaaso 23/12/2021 Madaxweyne Deni oo cadeeyay Mowqifkiisa ku aadan Wadahadalada DF iyo Somaliland 16/06/2020 DAAWO XILDHIBAANADA KGS OO SHARIIF XASAN UGU BAAQAY INUU KA QIIBGALIN SHIRKA GAROOWE 11/10/2018 Dhageeyso Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow oo Kahadlay dad laqlqaly 31-10-2016 31/10/2016 Dhageyso:-Maamulka KGS oo kahadley Dhimashadii kadhacadey Beriile 27/08/2017 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 28/11/2020 RW Ku-xigeenka Somalia oo xariga ka jaray Wasaarada Qorsheyta Qaranka (Sawirro) 05/07/2020 Maxkamada Ciidamada oo Xukuno adag ku riday labo nin oo midkood maqane yahay 23/07/2020 Shirka dalalka IGAD oo Maalintii labaad galay & Soomaaliya oo ka qeyb galeysa 06/07/2022 Khabiir ku mashquulsanaa helida daawada cudurka Caronavirus oo la toogtay 06/05/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.