Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar written by Warsan Radio 07/08/2022 Qarax ayaa ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle, kaas oo siweyn looga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Jowhar.Wararka aan helnay ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid lagu xiray Gaari NOAHA ah oo yaallay halka loo yaqaano todobada Geed oo kasoo horjeeda Hotelka Nuur Doob ee dhawaan qaraxa lagu weeraray, waxaana qaraxa uu dhacay xilli Ciidamada Booliska ay gaariga baarayeen.Waxaa jira khasaaro kala duwan oo ka dhashay qaraxa, waxaana Ciidamada Ammaanka ay xireen dhammaan waddooyinka soo gala goobta uu qaraxa ka dhacay.Weli sirasmi ah looma shaacin khasaaraha ka dhashay qaraxa, waxana goobta ku sugan oo howlo baaritaano ah ka wada Ciidamada Amniga, kuwaas oo dadka u diidaya inay goobta u dbawaadaan. Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar was last modified: August 7th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Diyaarado duqeyn ka geystay degaano katirsan Gobolka Hiiraan next post DEG DEG:- Buuq hareeyay Kulanka Golaha Shacabka You may also like Madaxweynaha Kenya Oo Guuldarro Kala Kulmay Maxkamadda Sare Madaxweynaha Kenya Oo Guuldarro Kala Kulmay Maxkamadda Sare 30/08/2022 Akhriso:-Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada oo shuruud ku xiray wada hadalka dowladda Federaalka 14/09/2018 Akhriso:-Maxkamadda Racfaanka G/Banaadir oo muddo cusub u qabatay dhageysiga dacwada loo heysto C/raxmaan C/shakuur 27/12/2017 Video Warbixinta Xaruunta Karantiilka Cudurada Faafa OO Lagu Sookordhiyeey isbitaalka ee Baydhabo 28/01/2018 Dhageyso:- Kacadoon Ka dhan Ah oo ka Bilawday Raaf Loo Geysanayo Ganagsato Ka Soo Jeeda Konfur Galbeed ee Somaliya Buxhoodle>> 03/12/2016 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 21/05/2022 DFS oo Warbixin la xiriirta Amniga siisay Midowga Afrika 08/10/2021 Al-shabaab oo sheegtay qaraxii lala eegtay gaari uu lahaa Jen. Cali Gaab 20/05/2020 Maamulka Gobolka Tigray-ga oo gabi ahaanba la kala diray 07/11/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 29/06/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.