Cumar Cabdirashiid oo sheegay in Xukuumadda Somalia laga sugayo waxka qabashada Ciyaal weerada written by Warsan Radio 09/08/2022 Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin magacaabistii Golaha Wasiirada Cusub, xiriirka Soomaaliya & Itoobiya– Amniga Soomaaliya & in wadahadal lala galo Al-Shabaab.Cumar Cabdirashiid oo la hadlayay Tv-ga HBN ayaa sheegay in Xukuumadda Cusub ee Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre looga fadhiyo inay la timaado qorshayaal Amni oo ugu horreeyo sugida Amniga Caasimadda.Wuxuu sheegay in Amniga guud ee dalka uu ku hagaagi karo in marka hore la sugo Amniga Caasimadda lagana hortago weerarada Al-Shabaab iyo Ciyaal weerada dadka waddooyinka ku dilaya.Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Cumar Cabdìrashiid oo ka hadlayay magacaabistii Muqtaar Rooboow oo kamid noqday Golaha Wasiirada Soomaaliya ayuu sheegay in ay tahay arein wanaagsan balse loo baahan yahay in dowladda hadda jirta ay uga faa’iideysato sidii dalla looga saari lahaa Al-Shabaab.Ugu dambeyn Cumar Cabdirashiid Wuxuu sheegay in dowladda cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh ay horyaallaan Shaqooyin uu ugu horreeyo Amniga dalka iyo isku heyta dalalka Gobolka. Cumar Cabdirashiid oo sheegay in Xukuumadda Somalia laga sugayo waxka qabashada Ciyaal weerada was last modified: August 9th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta ka qeyb galaya shirka dhaqaalaha Soomaaliya & Uganda next post Al-Shabaab oo weeraro ka geystay degaano hoostaga Mandheera & khasaaro ka dhashay You may also like Akhriso:- Sawiro. Shan Siyaasi oo u taagnayd doorashada KGS oo dib uga noqday. 25/11/2018 Al-shabaab oo lagu eedeeyay in ay qarax miino ku dileen 12 ruux oo isku qoys ahaa deegaanka Golweyn Shabeelaha Hoose 01/02/2021 UNICEF iyo Japan oo iska kaashanaya taagerida qeybinta tallaalka COVID-19 ee Somalia 19/05/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 08/08/2022 Hawlgal waddo furis oo laga sameeyay Janaay Cabdalla iyo Buulo-Gaduud Jubadda Hoose 31/08/2020 Khasaaro ka dhashay roob dabeylo wata oo ku dhuftay deegaano ka tirsan Puntland. 23/11/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 27/06/2020 DEG DEG: Weerar lagu qaaday Bar-Koontorool oo laga ilaaliyo garoonka Aadan-Cadde 23/03/2022 Digniin laga bixiyay Roobab duufaano wata oo kusoo wajahan qaar kamid ah gobolada Soomaaliya 03/10/2020 Dhageyso:-Warka Caawa ee Idaacada Warsan 25/11/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.