Cumar Cabdirashiid oo sheegay in Xukuumadda Somalia laga sugayo waxka qabashada Ciyaal weerada written by Warsan Radio 09/08/2022 Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin magacaabistii Golaha Wasiirada Cusub, xiriirka Soomaaliya & Itoobiya– Amniga Soomaaliya & in wadahadal lala galo Al-Shabaab.Cumar Cabdirashiid oo la hadlayay Tv-ga HBN ayaa sheegay in Xukuumadda Cusub ee Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre looga fadhiyo inay la timaado qorshayaal Amni oo ugu horreeyo sugida Amniga Caasimadda.Wuxuu sheegay in Amniga guud ee dalka uu ku hagaagi karo in marka hore la sugo Amniga Caasimadda lagana hortago weerarada Al-Shabaab iyo Ciyaal weerada dadka waddooyinka ku dilaya.Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Cumar Cabdìrashiid oo ka hadlayay magacaabistii Muqtaar Rooboow oo kamid noqday Golaha Wasiirada Soomaaliya ayuu sheegay in ay tahay arein wanaagsan balse loo baahan yahay in dowladda hadda jirta ay uga faa’iideysato sidii dalla looga saari lahaa Al-Shabaab.Ugu dambeyn Cumar Cabdirashiid Wuxuu sheegay in dowladda cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh ay horyaallaan Shaqooyin uu ugu horreeyo Amniga dalka iyo isku heyta dalalka Gobolka. Cumar Cabdirashiid oo sheegay in Xukuumadda Somalia laga sugayo waxka qabashada Ciyaal weerada was last modified: August 9th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta ka qeyb galaya shirka dhaqaalaha Soomaaliya & Uganda next post Al-Shabaab oo weeraro ka geystay degaano hoostaga Mandheera & khasaaro ka dhashay You may also like Akhriso: Aqalka sare oo si diiran u soo dhoweeyay War murtiyeedka Shirka Dhuusamareeb 13/07/2020 Kumaandooska Danab oo Weerar Cir iyo dhul ah ku qaaday Saldhig Al Shabaab joogeen iyo Saraakiil lagu dilay 25/08/2020 Akhriso Khudbaddii Madaxwayne Farmaajo ee xaaladda Dalka 28/04/2021 Kumaandooska Danab oo soo bandhigay saraakiil iyo dagaalameyaal Shabaab ah oo nolosha ay ku qabteen 13/07/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 09/08/2022 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA waxaa Habeenkii 5 anaad si toos ah usocda barnaamijkii Tartan Aqooneedka 01/06/2017 Golaha wadatashiga qaran oo ka doodayaa daahfur la,aanta doorashada Soomaaliya 08/01/2022 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 16/06/2021 Dahagayso+Akhriso+Sawiro:-Xuska maalinta Afka hooyo oo lagu qabtay Baydhabo. 21/02/2019 Boqolaal qof oo dhimasho iyo dhaawac uu ka soo gaaray tuubo ka qarxaday dalka India 07/05/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.