Cumar Cabdirashiid oo sheegay in Xukuumadda Somalia laga sugayo waxka qabashada Ciyaal weerada written by Warsan Radio 09/08/2022 Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin magacaabistii Golaha Wasiirada Cusub, xiriirka Soomaaliya & Itoobiya– Amniga Soomaaliya & in wadahadal lala galo Al-Shabaab.Cumar Cabdirashiid oo la hadlayay Tv-ga HBN ayaa sheegay in Xukuumadda Cusub ee Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre looga fadhiyo inay la timaado qorshayaal Amni oo ugu horreeyo sugida Amniga Caasimadda.Wuxuu sheegay in Amniga guud ee dalka uu ku hagaagi karo in marka hore la sugo Amniga Caasimadda lagana hortago weerarada Al-Shabaab iyo Ciyaal weerada dadka waddooyinka ku dilaya.Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Cumar Cabdìrashiid oo ka hadlayay magacaabistii Muqtaar Rooboow oo kamid noqday Golaha Wasiirada Soomaaliya ayuu sheegay in ay tahay arein wanaagsan balse loo baahan yahay in dowladda hadda jirta ay uga faa’iideysato sidii dalla looga saari lahaa Al-Shabaab.Ugu dambeyn Cumar Cabdirashiid Wuxuu sheegay in dowladda cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh ay horyaallaan Shaqooyin uu ugu horreeyo Amniga dalka iyo isku heyta dalalka Gobolka. Cumar Cabdirashiid oo sheegay in Xukuumadda Somalia laga sugayo waxka qabashada Ciyaal weerada was last modified: August 9th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta ka qeyb galaya shirka dhaqaalaha Soomaaliya & Uganda next post Al-Shabaab oo weeraro ka geystay degaano hoostaga Mandheera & khasaaro ka dhashay You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 12/10/2021 Akhriso:-Dowladda oo Xoreyneysa Deegaannada Ku Teedsan Xeebaha Galmudug Si Loo Hubiyo Fulinta Mashaariicda Horumarineed 19/08/2019 Dowladda oo xirtay Jeneraal Sheegow iyo Ciidamo farabadan uu watay 19/08/2023 Dowlada Somalia oo faahfaahisay duqeyn lagu dilay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab 21/08/2020 Mid Kamid Ah Ilaalada Gaarka Ee Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo La Dilay 28/05/2022 Akhriso: Madaxweyne Lafta-gareen oo xil muhiim ah magacaabay 07/07/2020 Dowladaha Ruushka iyo Shiinaha oo heshiis kala saxixiiday dhinaca amniga 20/09/2022 DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN CAAWA IYO SHUKRI 26/12/2016 Macron oo dib u hagaajinaya xiriirkii Faransiiska iyo Rwanda (SAWIRRO) 28/05/2021 Madaxtooyada oo war ka soo saartay Kulankii Madaxda DFS iyo Dowlad Goboleedyada 22/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.