Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen written by Warsan Radio 10/08/2022 Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa geeriyooday 5 qof oo kalena xaaladooda caafimaad ayaa laga deeyrinayaa kadib dadkaas oo ku nool dowlad degaanka Soomaalida ay cuneen Hilib Geel la sumeeyay.Dhacdadaan ayaa ka dhacday Santarka Qabri-hanteen oo dhinaca waqooyi 6km ka xigta magaallada Harta-sheekha ee dhulka dowlad degaanka Soomaalida oo ay maamusho Itoobiya.Maamulka Santarka Qabri-hanteen iyo dadweynaha degaanka ayaa u gurmaday dadka cunay Hilibka Geella, iyaga oo geeyay Goobaha Caafimaadka si loola tacaalo xaaladooda Caafimaad.Ma ahan markii ugu horreeysay oo degaanka Soomaalida ay dad u dhintaan hilib sumaysan, hayeeshee todobaadkii hore ayay ahayd ka dib markii ay dad ku sumoobeen hilib Geel oo ay cuneen. Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay next post Ilhan Cumar oo markale guuleysatay You may also like Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 02/09/2020 SAWIRO:Sawiro:Isbitalka Tiirow Oo Gurmad Daawo Lacag La’aan ah Gaarsiiyey Degmada Berdaale ee gobalka baay 21/11/2019 Madaxtooyada oo beenisay in Dhalinyaradii tababarka Ciidan loo geeyay Eleteriya ka qayb-galeen dagaalladii Itoobiya 19/07/2022 Soomaaliya oo doonaysa xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey 30/06/2020 Alshabaab Oo Xalay Weerar Ku Qaaday Saldhig Ku Yaal Magaalada Baydhabo 21/12/2021 Taliyihii hore ee Ciidanka booliska oo Xildhibaan noqday 05/03/2022 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 08/01/2022 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 02/02/2023 MAALINTA DHALINYARADA ADUUNKA OO BAYDHABO LAGA XUSEY . 12/08/2019 Dhageyso:-Ciidamada AMISOM oo lagu eedeeyay in ay dad rayid ah ku dileen dulleedka Muqdisho 25/10/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.