Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen written by Warsan Radio 10/08/2022 Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa geeriyooday 5 qof oo kalena xaaladooda caafimaad ayaa laga deeyrinayaa kadib dadkaas oo ku nool dowlad degaanka Soomaalida ay cuneen Hilib Geel la sumeeyay.Dhacdadaan ayaa ka dhacday Santarka Qabri-hanteen oo dhinaca waqooyi 6km ka xigta magaallada Harta-sheekha ee dhulka dowlad degaanka Soomaalida oo ay maamusho Itoobiya.Maamulka Santarka Qabri-hanteen iyo dadweynaha degaanka ayaa u gurmaday dadka cunay Hilibka Geella, iyaga oo geeyay Goobaha Caafimaadka si loola tacaalo xaaladooda Caafimaad.Ma ahan markii ugu horreeysay oo degaanka Soomaalida ay dad u dhintaan hilib sumaysan, hayeeshee todobaadkii hore ayay ahayd ka dib markii ay dad ku sumoobeen hilib Geel oo ay cuneen. Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay next post Ilhan Cumar oo markale guuleysatay You may also like DF oo ka jawaabtay dhaleeceynta Beesha Caalamka ee ka dhalatay Eryidii Kheyre 28/07/2020 Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka wada Degaanno dhaca Jiinka Webiga Shabeelle 04/10/2023 Dhageyso;- Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan 14/09/2022 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 06/09/2019 Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia, Cabdi Maxamed Sabriye ayaa lagu soo waramaya inuu bilaabay dadaalo uu ku bad baadinaayo aayaha maamulka Gal-Mudug oo sanad gudihiis lugaha la galay khilaafkii labbaad. 05/06/2018 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 04/03/2020 Sheekh Shariif & Guudlaawe oo ku baxay xalinta Dagaal beeleed kale oo dhacay 06/08/2023 Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Xubno katirsan Baarlamaanka UK 17/02/2022 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 27/08/2021 Booliska Somalia oo ka hadlay qaraxa ka dhacay Muqdisho 10/02/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.