Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen written by Warsan Radio 10/08/2022 Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa geeriyooday 5 qof oo kalena xaaladooda caafimaad ayaa laga deeyrinayaa kadib dadkaas oo ku nool dowlad degaanka Soomaalida ay cuneen Hilib Geel la sumeeyay.Dhacdadaan ayaa ka dhacday Santarka Qabri-hanteen oo dhinaca waqooyi 6km ka xigta magaallada Harta-sheekha ee dhulka dowlad degaanka Soomaalida oo ay maamusho Itoobiya.Maamulka Santarka Qabri-hanteen iyo dadweynaha degaanka ayaa u gurmaday dadka cunay Hilibka Geella, iyaga oo geeyay Goobaha Caafimaadka si loola tacaalo xaaladooda Caafimaad.Ma ahan markii ugu horreeysay oo degaanka Soomaalida ay dad u dhintaan hilib sumaysan, hayeeshee todobaadkii hore ayay ahayd ka dib markii ay dad ku sumoobeen hilib Geel oo ay cuneen. Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay next post Ilhan Cumar oo markale guuleysatay You may also like Madaale oo ka qayb galay ka qeybgalay xuska sanad guurada Waaxda Gurmadka Deg-Degga 26/12/2023 Diiwaan gelinta Musharixiinta Aqalka Hoose ee G.Waqooyi oo Muqdisho ka socota. 30/10/2021 DHAGEYSO: KULAN LAGU TAAGEERAAYEY GUDOOMIYAHA CUSUB EE BAARLAMAANKA SOOMALIYA OO BAYDHABO KA DHACAY. 02/05/2018 DAAWO SAWIRADA:-Malaaqa Billow Maalim Ibrahim Beesha Laysaan ku Caleemo saaraytay Deegaanka Dololo Elwak Kenya 09/08/2016 Xaaladaha xanuunsidaha COVID-19 ee dalka laga diiwaangeliyay 20/07/2020 Ciidamada Dowladda & kuwa Hir-Shabeelle ayaa howlgal Wadajir ah sameeyay 07/12/2021 DHAGEYSO: Warka GALAB ee Radio WARSAN 05-03-2020 05/03/2020 Dhageyso:-Aqriso: Cali Wardheere C/Raxmaan Oo Loo Magacaawey Gudoomiyaha Gobolka Bay 05/05/2017 Sacuudiga oo ku biiray tartanka loogu jiro gadashada Manchester United 17/02/2023 Madaxweynaha Chile oo loo ganaaxay inuu jebiyay awaamiirta Coronavirus 21/12/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.