Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen written by Warsan Radio 10/08/2022 Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa geeriyooday 5 qof oo kalena xaaladooda caafimaad ayaa laga deeyrinayaa kadib dadkaas oo ku nool dowlad degaanka Soomaalida ay cuneen Hilib Geel la sumeeyay.Dhacdadaan ayaa ka dhacday Santarka Qabri-hanteen oo dhinaca waqooyi 6km ka xigta magaallada Harta-sheekha ee dhulka dowlad degaanka Soomaalida oo ay maamusho Itoobiya.Maamulka Santarka Qabri-hanteen iyo dadweynaha degaanka ayaa u gurmaday dadka cunay Hilibka Geella, iyaga oo geeyay Goobaha Caafimaadka si loola tacaalo xaaladooda Caafimaad.Ma ahan markii ugu horreeysay oo degaanka Soomaalida ay dad u dhintaan hilib sumaysan, hayeeshee todobaadkii hore ayay ahayd ka dib markii ay dad ku sumoobeen hilib Geel oo ay cuneen. Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay next post Ilhan Cumar oo markale guuleysatay You may also like Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku baaqay in wax laga qabto fatahaada wabiga Shabeelle ee magaalada Jowhar 03/06/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 29/06/2020 Muddo kordhin loo sameeyay Madaxweyne Muuse Biixi 01/10/2022 Akhriso:-UNSOM-JOINT PRESS STATEMENT 30/01/2019 Sheekh Shariif oo fariin u diray Farmaajo “Doorasho kaligaa aad ogtahay oo aad miiska soo saareyso ma shaqeyneyso” 03/07/2020 Dalal raadinaya inay ku biiraan NATO 11/05/2022 Aqriso+Sawiro:-Magaalada Baraawe Laga dhagaxdhigay Mashaariicyo Hormarineed Oo ay kamid Ahaayeen dhismaha Wadada isku Xirta Airport.ka Iyo Magaalada Iyo Sidoo kale Xarunta Tb.da 26/07/2023 Kulan ka dhacay xafiiska Ray’iisul wasaaraha ee Muqdisho ayaa looga hadlay Fatahaada Wabiga Shabelle ee Degmada Afgooye. 22/07/2020 Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Jubbada Hoose iyo Wararkii ugu dambeeyey 13/07/2020 SAWIRRO:.Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Gaaray Degmada Cadale 10/10/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.