Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen written by Warsan Radio 10/08/2022 Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa geeriyooday 5 qof oo kalena xaaladooda caafimaad ayaa laga deeyrinayaa kadib dadkaas oo ku nool dowlad degaanka Soomaalida ay cuneen Hilib Geel la sumeeyay.Dhacdadaan ayaa ka dhacday Santarka Qabri-hanteen oo dhinaca waqooyi 6km ka xigta magaallada Harta-sheekha ee dhulka dowlad degaanka Soomaalida oo ay maamusho Itoobiya.Maamulka Santarka Qabri-hanteen iyo dadweynaha degaanka ayaa u gurmaday dadka cunay Hilibka Geella, iyaga oo geeyay Goobaha Caafimaadka si loola tacaalo xaaladooda Caafimaad.Ma ahan markii ugu horreeysay oo degaanka Soomaalida ay dad u dhintaan hilib sumaysan, hayeeshee todobaadkii hore ayay ahayd ka dib markii ay dad ku sumoobeen hilib Geel oo ay cuneen. Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay next post Ilhan Cumar oo markale guuleysatay You may also like Madaxtooyada oo shaacisay in Madaxweyne Xasan Sheekh laga helay Covid-19 24/06/2022 Wasiir Shaqadiisii Ku Waayay Cudurka Halista Ah Ee COVID-19 Dartiis 22/07/2021 Daawo Video:-Munaasabada 8 Marso aya Manata Ka dhacadey Magalada Baydhabo 08/03/2017 Barnaamijka Kulanka Warsan 24/11/2021 Maxaa ka jira in Coronavirus uu ka soo fakaday sheybaar ku yaalla Shiinaha? 17/04/2020 Mareykanka, Ruushka iyo Carabta oo xabbad-joojin u raadinaya dagaalka Gaza 25/10/2023 Dhageyso: Shrkii wasiirada Xannaanada Xoolaha Dowlad Goboleedyada Soomaaliya uga socday Magaalada oo la soo gabagabeeyey. 19/02/2020 Ergey ka socda dalka Qatar oo la filayo inuu Somalia tago toddobaadka dambe 30/04/2021 Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Guddiga Madaxa Banaan Ee La Dagaalanka Musuqa 16/11/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 02/09/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.