Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen written by Warsan Radio 10/08/2022 Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa geeriyooday 5 qof oo kalena xaaladooda caafimaad ayaa laga deeyrinayaa kadib dadkaas oo ku nool dowlad degaanka Soomaalida ay cuneen Hilib Geel la sumeeyay.Dhacdadaan ayaa ka dhacday Santarka Qabri-hanteen oo dhinaca waqooyi 6km ka xigta magaallada Harta-sheekha ee dhulka dowlad degaanka Soomaalida oo ay maamusho Itoobiya.Maamulka Santarka Qabri-hanteen iyo dadweynaha degaanka ayaa u gurmaday dadka cunay Hilibka Geella, iyaga oo geeyay Goobaha Caafimaadka si loola tacaalo xaaladooda Caafimaad.Ma ahan markii ugu horreeysay oo degaanka Soomaalida ay dad u dhintaan hilib sumaysan, hayeeshee todobaadkii hore ayay ahayd ka dib markii ay dad ku sumoobeen hilib Geel oo ay cuneen. Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay next post Ilhan Cumar oo markale guuleysatay You may also like wararkii caawa ee warsanradio. 28/08/2016 Dhageyso-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Ku Hanjabay In Ay Bilaabayaan Qorsho Ka Dhan Ah Al-Shabaab 05/10/2017 Axmed Madoobe oo sheegay in deg deg lagu dooran doono kuraasta dhiman ee G/ Gedo 11/04/2022 Madaxweyne Farmaajo Oo Hambalyo U direy Madaxweynaha La doortey ee Joe Biden 08/11/2020 Golaha Shacabka oo dood adag ka yeeshay Sharciyo la horgeeyay 20/02/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 25/01/2022 Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo dalbanaya xabbad-joojin degdeg ah 26/03/2024 Kumanaan kun oo ka qeyb qaatay Mudaharaad looga soo horjeedo FRANCE oo ka dhacay Bangaladhesh 27/10/2020 Taliyaha Ciidanka Xooga dalka oo kormeeray Xarumaha Ciidamada ee Dhuusamareeb 03/06/2020 Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dhul Gariir ka dhacay Turkiga 06/02/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.