Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen written by Warsan Radio 10/08/2022 Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa geeriyooday 5 qof oo kalena xaaladooda caafimaad ayaa laga deeyrinayaa kadib dadkaas oo ku nool dowlad degaanka Soomaalida ay cuneen Hilib Geel la sumeeyay.Dhacdadaan ayaa ka dhacday Santarka Qabri-hanteen oo dhinaca waqooyi 6km ka xigta magaallada Harta-sheekha ee dhulka dowlad degaanka Soomaalida oo ay maamusho Itoobiya.Maamulka Santarka Qabri-hanteen iyo dadweynaha degaanka ayaa u gurmaday dadka cunay Hilibka Geella, iyaga oo geeyay Goobaha Caafimaadka si loola tacaalo xaaladooda Caafimaad.Ma ahan markii ugu horreeysay oo degaanka Soomaalida ay dad u dhintaan hilib sumaysan, hayeeshee todobaadkii hore ayay ahayd ka dib markii ay dad ku sumoobeen hilib Geel oo ay cuneen. Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay next post Ilhan Cumar oo markale guuleysatay You may also like Dhageyso:-Fariinta Talaalka Cudurka Dabeesha 25/10/2021 Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 27/01/2022 Dagaal ka socda magaalada Kharkiv ee dalka Ukraine 27/02/2022 Wasiirka Gaashaandhigga iyo Dajiraha Mareykanka ee Soomaaliya oo ka wada-hadlay taageerada ciidamada 11/11/2020 Dhageyso: Barnaamijka Hampalyada Iyo salaamaha 17/12/2022 Dhageyso:-Shariif Xasan Sheekh Aaden la soco meesha aan shirka ku qabaneyno waa HOTEL BAKIIN 17/09/2017 Dil ka dhacay degaan ka tirsan Gobolka Galgaduud 06/12/2021 Federal Elections and Political Consensus Building 29/06/2020 Laamaha Amniga oo xiray Goobo Ganacsi oo diiday amar kasoo baxay dowladda Soomaaliya 05/12/2023 Hay’adaha gargaarka oo ku baaqay in wax laga qabto macluusha Geeska Afrika ka jirta 23/04/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.