Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen written by Warsan Radio 10/08/2022 Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa geeriyooday 5 qof oo kalena xaaladooda caafimaad ayaa laga deeyrinayaa kadib dadkaas oo ku nool dowlad degaanka Soomaalida ay cuneen Hilib Geel la sumeeyay.Dhacdadaan ayaa ka dhacday Santarka Qabri-hanteen oo dhinaca waqooyi 6km ka xigta magaallada Harta-sheekha ee dhulka dowlad degaanka Soomaalida oo ay maamusho Itoobiya.Maamulka Santarka Qabri-hanteen iyo dadweynaha degaanka ayaa u gurmaday dadka cunay Hilibka Geella, iyaga oo geeyay Goobaha Caafimaadka si loola tacaalo xaaladooda Caafimaad.Ma ahan markii ugu horreeysay oo degaanka Soomaalida ay dad u dhintaan hilib sumaysan, hayeeshee todobaadkii hore ayay ahayd ka dib markii ay dad ku sumoobeen hilib Geel oo ay cuneen. Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay next post Ilhan Cumar oo markale guuleysatay You may also like Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ganacsatada Soomaalida Kenya kala hadlay gurmadka Abaaraha 12/06/2022 Silvia Romano oo laga soo furtay AL-SHABAAB kuna sugan magaalada Muqdisho 10/05/2020 Qoyska Boqortooyada oo ka warramay nolosha amiir Philip 11/04/2021 Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay qoysaska Dadkii lagu dilay Degmadda Boondheere 26/04/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 14/06/2020 Bannaanbixii ka socday dalka Sri Lanka oo xoogeysatay & Madaxweynaha oo is casilaya 10/07/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 15/07/2020 Heerarkii uu soo maray shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dhamaystirka Doorashooyinka Dalka 03/04/2021 Dhageyso;- Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan 04/09/2022 Dad Careysan oo dab qabadsiiyay Xarunta Safaaradda Sweden ee dalka Ciraaq 20/07/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.