Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay written by Warsan Radio 10/08/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa hoygiisa Kulan kula qaatay Guddiga KMG ah ee Ka tala bixinta dhacdadii 07/08/2022 Ka dhacday xarunta Golaha Shacabka.Guddoomiyaha ayaa Guddiga Kula dardaarmay in ay kasoo tala bixiyaan fowdadii Golaha Ka dhacday kulankii 14aad ee Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka BJFS isagoo usheegay in ay warbixin dhameeystiran ka keenaan.Xubnaha Gudiga oo Maanta yeelanaya kulankoodii ugu horreeyay ayaa u balan qaaday Guddoomiyaha inay warbixin si deg deg ah warbixin uga keeni doonaan dhacdadii ka dhacday Xarunta Golaha intii ay socotay ansixintii Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.Guddoomiyaha Golaha Sacabka ayaa shalay Magacaabay Guddiga uu u xilsaaray duacdadii Golaha Shacabka,kuwaas oo ka kooban 5 Xubnood, balse waxaa ka cudur daartay in uu kamid noqdo Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa, hayeeshee Guddoomiyaha ayaa ku bedelay Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Abuukaate. Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen You may also like Wakiilada Qaramada Midoobay, Midowga Yurub,Midowga Afrika iyo IGAD oo booqday Baydhabo 15/10/2020 CIIDANKA AMISOM iyo Al-shabaab oo ku dagaallamay duleedka Baraawe 11/10/2020 Guddoomiye Madaale oo Shacabka Muqdisho ugu baaqay inay feejignaadaan 08/11/2022 Roobab ka da’ay Sudan oo dilay 112 qof halka ay burburiyeen tobanaan kun oo guri 05/09/2022 Iraan oo xoog kula wareegtay Maraakiib siday Shidaal 28/05/2022 DAAWO SU,AAL WAYDIINTII WASAARADA MALIYADA KGS OO MAANTA KA XARUUNTA BKGS 06/01/2018 Dhulgariir ruxay Dalalka Itoobiya iyo Eratariya 02/08/2023 Dhageyso;- Barnaamijka Arimaha Caalamka 25/04/2022 Meydadka Muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga helay Guri kuyaalla dalka Mareykanka 13/12/2023 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 12/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.