Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay written by Warsan Radio 10/08/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa hoygiisa Kulan kula qaatay Guddiga KMG ah ee Ka tala bixinta dhacdadii 07/08/2022 Ka dhacday xarunta Golaha Shacabka.Guddoomiyaha ayaa Guddiga Kula dardaarmay in ay kasoo tala bixiyaan fowdadii Golaha Ka dhacday kulankii 14aad ee Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka BJFS isagoo usheegay in ay warbixin dhameeystiran ka keenaan.Xubnaha Gudiga oo Maanta yeelanaya kulankoodii ugu horreeyay ayaa u balan qaaday Guddoomiyaha inay warbixin si deg deg ah warbixin uga keeni doonaan dhacdadii ka dhacday Xarunta Golaha intii ay socotay ansixintii Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.Guddoomiyaha Golaha Sacabka ayaa shalay Magacaabay Guddiga uu u xilsaaray duacdadii Golaha Shacabka,kuwaas oo ka kooban 5 Xubnood, balse waxaa ka cudur daartay in uu kamid noqdo Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa, hayeeshee Guddoomiyaha ayaa ku bedelay Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Abuukaate. Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen You may also like Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 27/08/2023 Hoggaamiyihii kooxda Boko Xaraam oo geeriyooday 07/06/2021 Israa’iil & Falastiiniyiinta oo Gantaalo is dhaafsaday 07/08/2022 Raila Odinga oo caddeeyey haddii uu mar 5-aad isku sharxayo madaxweyne iyo haddii kale 11/12/2021 Rooble oo Hir-Shabeelle ugu baaqay inay u diyaar garoobaan doorashada Golaha Shacabka 06/10/2021 Booliska Baydhabo oo baaq la wadaagay bulshada ku dhaqan magaaladaasi 31/07/2020 Caqabadaha ku Xeeran Hirgalinta Heshiiska 27 May 2021 28/05/2021 Shir looga hadlaayay Joojinta dhoofinta dhuxusha Soomaaliya oo lagu qabtay Nairobi 26/02/2022 General Xijaar iyo Ambassador Madeira oo ka wadahadlay Amniga Doorashooyinka 23/05/2021 Hay’adda NISA oo lagu eedeeyay inay is hortaagtay baaritaanka kiiska Ikraan Tahliil 03/11/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.