Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay written by Warsan Radio 10/08/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa hoygiisa Kulan kula qaatay Guddiga KMG ah ee Ka tala bixinta dhacdadii 07/08/2022 Ka dhacday xarunta Golaha Shacabka.Guddoomiyaha ayaa Guddiga Kula dardaarmay in ay kasoo tala bixiyaan fowdadii Golaha Ka dhacday kulankii 14aad ee Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka BJFS isagoo usheegay in ay warbixin dhameeystiran ka keenaan.Xubnaha Gudiga oo Maanta yeelanaya kulankoodii ugu horreeyay ayaa u balan qaaday Guddoomiyaha inay warbixin si deg deg ah warbixin uga keeni doonaan dhacdadii ka dhacday Xarunta Golaha intii ay socotay ansixintii Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.Guddoomiyaha Golaha Sacabka ayaa shalay Magacaabay Guddiga uu u xilsaaray duacdadii Golaha Shacabka,kuwaas oo ka kooban 5 Xubnood, balse waxaa ka cudur daartay in uu kamid noqdo Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa, hayeeshee Guddoomiyaha ayaa ku bedelay Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Abuukaate. Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen You may also like Dhageyso:-Maamulka Degmada Qansax Dheere ayaa Beeniyay Dagaal La Sheegey In Uu Ka Dhacay Duleedka Degmadaasi. 09/12/2017 Dowladda Soomaaliya oo Qarka u saaran in ay Lumiso xubinnimada & codeynta golaha guud QM. 03/06/2020 Muuse Biixi: Ictiraaf raadinteena waxaan horgayndoonnaa maxkamadda caalamiga ah ee ICJ 21/05/2020 AKHRISO:- Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Faransiiska oo ku kulmay Paris 02/03/2017 Axmed Madoobe Oo James Swan U Gudbiyay Qorshe Lagu Xalin Karo Arrinta Gedo 31/01/2021 Xiisada u dhaxeysa Dowladaha Turkiga & Giriiga oo xoogeysatay 12/09/2022 Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny Kydeyooy qeybtiisa 28 aad. 03/01/2023 Daawo Video Madaxweynaha maamul KGS Shariif Xasan iyo Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo 07/10/2017 Axmed Madoobe oo soo gaaray magaalada Muqdisho 20/05/2021 Wasiir Maareeye “Axsaabta mucaaradka ah ee dalka ayaa qeyb ka noqon doona shirka Dhuusamareeb ka dhici doona 25/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.