Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay written by Warsan Radio 10/08/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa hoygiisa Kulan kula qaatay Guddiga KMG ah ee Ka tala bixinta dhacdadii 07/08/2022 Ka dhacday xarunta Golaha Shacabka.Guddoomiyaha ayaa Guddiga Kula dardaarmay in ay kasoo tala bixiyaan fowdadii Golaha Ka dhacday kulankii 14aad ee Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka BJFS isagoo usheegay in ay warbixin dhameeystiran ka keenaan.Xubnaha Gudiga oo Maanta yeelanaya kulankoodii ugu horreeyay ayaa u balan qaaday Guddoomiyaha inay warbixin si deg deg ah warbixin uga keeni doonaan dhacdadii ka dhacday Xarunta Golaha intii ay socotay ansixintii Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.Guddoomiyaha Golaha Sacabka ayaa shalay Magacaabay Guddiga uu u xilsaaray duacdadii Golaha Shacabka,kuwaas oo ka kooban 5 Xubnood, balse waxaa ka cudur daartay in uu kamid noqdo Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa, hayeeshee Guddoomiyaha ayaa ku bedelay Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Abuukaate. Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen You may also like Basaas u Shaqeynayay Dowladda Itoobiya oo lagu Xiray Mareykanka 22/09/2023 Muuse Biixi oo markii ugu horreysay shaaciyay xilliga ay dhaceyso Doorashada Somaliland 17/12/2022 Dowladda Qatar oo Safiir Cusub u soo Magacaabatay Soomaaliya 17/10/2022 Dhjageyso: Barnaamijka Dhacdooyinka Warsan 10/04/2023 Puntland oo War kasoo saartay dil loo geystay Oday 60 sano jir ah & Wiilkiisa 18/10/2022 Dhageyso:-Shir aan caadi ahayn oo ay isugu yimaaden Golaha wasiirada K.g.s 23/05/2018 BFS oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyay in muddo labo sano ah lagu soo diyaariyo doorasho qof iyo cod ah 12/04/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 26/01/2020 Madaxweyne Farmaajo “waxaan meel iska dhignay dantii ku saabsaneyd shakhsiga” 23/07/2020 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 17/04/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.