Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay written by Warsan Radio 10/08/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa hoygiisa Kulan kula qaatay Guddiga KMG ah ee Ka tala bixinta dhacdadii 07/08/2022 Ka dhacday xarunta Golaha Shacabka.Guddoomiyaha ayaa Guddiga Kula dardaarmay in ay kasoo tala bixiyaan fowdadii Golaha Ka dhacday kulankii 14aad ee Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka BJFS isagoo usheegay in ay warbixin dhameeystiran ka keenaan.Xubnaha Gudiga oo Maanta yeelanaya kulankoodii ugu horreeyay ayaa u balan qaaday Guddoomiyaha inay warbixin si deg deg ah warbixin uga keeni doonaan dhacdadii ka dhacday Xarunta Golaha intii ay socotay ansixintii Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.Guddoomiyaha Golaha Sacabka ayaa shalay Magacaabay Guddiga uu u xilsaaray duacdadii Golaha Shacabka,kuwaas oo ka kooban 5 Xubnood, balse waxaa ka cudur daartay in uu kamid noqdo Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa, hayeeshee Guddoomiyaha ayaa ku bedelay Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Abuukaate. Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen You may also like Ciidamada dowladda oo ka jawaabay weerarkii Al-Shabaab ee Masagawaay 06/06/2023 UNSOM commemorates the International Day for the Elimination of Sexual Violence in Conflict 19/06/2018 Maxay tahay sababta Madaxweyne Xasan Sheekh uu Dhuusamareeb ugu laabtay? 15/01/2024 Daawo Muqaalka xirtaankii Siminaarka soma oo ka socday magalada baydhabo janaay 22/08/2016 Sawiro: Biikole Oo Awaamiir Horleh Duldhigey Hay,ada Kashaqeeyo Baydhabo. 10/02/2020 Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay Shirka Heer Wasiir ee Jaamacadda Carabta 07/12/2021 Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Jubbaland oo Muqdisho lagu dilay 08/02/2023 Axmed Madoobe Iyo Saciid Deni Oo Maanta Kulamo Gaar Gaar Ah La Yeeshay James Swan 31/12/2021 Dhageyso:- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 22/08/2022 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO 05/02/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.