Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay written by Warsan Radio 10/08/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa hoygiisa Kulan kula qaatay Guddiga KMG ah ee Ka tala bixinta dhacdadii 07/08/2022 Ka dhacday xarunta Golaha Shacabka.Guddoomiyaha ayaa Guddiga Kula dardaarmay in ay kasoo tala bixiyaan fowdadii Golaha Ka dhacday kulankii 14aad ee Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka BJFS isagoo usheegay in ay warbixin dhameeystiran ka keenaan.Xubnaha Gudiga oo Maanta yeelanaya kulankoodii ugu horreeyay ayaa u balan qaaday Guddoomiyaha inay warbixin si deg deg ah warbixin uga keeni doonaan dhacdadii ka dhacday Xarunta Golaha intii ay socotay ansixintii Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.Guddoomiyaha Golaha Sacabka ayaa shalay Magacaabay Guddiga uu u xilsaaray duacdadii Golaha Shacabka,kuwaas oo ka kooban 5 Xubnood, balse waxaa ka cudur daartay in uu kamid noqdo Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa, hayeeshee Guddoomiyaha ayaa ku bedelay Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Abuukaate. Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen You may also like Wasaaradda Caafimaadka Oo Ka War Bixisay Xaaladda COVID-19 Ee Dalka 09/05/2020 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 16/11/2023 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 09/10/2023 Somali health workers contract COVID-19 16/04/2020 Dhageyso:-SHacabkii ku sugnaa degmada Tiyeegow ayaa isaga soo barakacay taasi oo ay keentey Abaaro Daran. 15/01/2017 Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed oo doortay gudoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen 05/07/2021 Magaalada Baydhabo oo laga xusay 1-da Luulyo (SAWIRRO) 01/07/2020 Guddoomiye Aadan Madoobe oo ka hadlay Weerarkii ka dhacay Muqdisho 11/02/2024 Wafdi ka socda DF iyo Qaramada Midoobay oo tagay Baladweyne + Ujeedka 14/10/2023 Shirka golaha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmaya 11/06/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.