Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay written by Warsan Radio 10/08/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa hoygiisa Kulan kula qaatay Guddiga KMG ah ee Ka tala bixinta dhacdadii 07/08/2022 Ka dhacday xarunta Golaha Shacabka.Guddoomiyaha ayaa Guddiga Kula dardaarmay in ay kasoo tala bixiyaan fowdadii Golaha Ka dhacday kulankii 14aad ee Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka BJFS isagoo usheegay in ay warbixin dhameeystiran ka keenaan.Xubnaha Gudiga oo Maanta yeelanaya kulankoodii ugu horreeyay ayaa u balan qaaday Guddoomiyaha inay warbixin si deg deg ah warbixin uga keeni doonaan dhacdadii ka dhacday Xarunta Golaha intii ay socotay ansixintii Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.Guddoomiyaha Golaha Sacabka ayaa shalay Magacaabay Guddiga uu u xilsaaray duacdadii Golaha Shacabka,kuwaas oo ka kooban 5 Xubnood, balse waxaa ka cudur daartay in uu kamid noqdo Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa, hayeeshee Guddoomiyaha ayaa ku bedelay Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Abuukaate. Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen You may also like Dhageyso;- Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan 30/08/2022 DHAGEEYSO;-Warka Caawa ee idaacada Warsan Baydhabo 08/12/2016 Akhriso:-Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Siyaasadda Qaran Ee Qaxootiga Soo Guyo-noqonaya Iyo Barakacayaasha 14/11/2019 Golaha Wasiirrada Xukuumadda oo Maanta ansixiyay heshiis & sharci muhiim ah 19/01/2023 Xasan Shiikh & agaasimaha NISA oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho 25/08/2020 Dhageyso :-Warka Galab ee Idaacada Warsam 18/11/2021 Toos u daawo: Furitaanka kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka iyo Khudbada Madaxweynaha 06/06/2020 Goodax Barre: Waa cunsuriyad in Beledweyne laga dhigo xabsi dusha ka furan 29/12/2020 Dhageso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan. 16/01/2023 Puntland Oo Hawada Ka Celisay Diyaarad Ay La Socotay Guddoomiye Ku-Xigeenka 1aad Ee G/Shacabka 11/07/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.