Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay written by Warsan Radio 10/08/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa hoygiisa Kulan kula qaatay Guddiga KMG ah ee Ka tala bixinta dhacdadii 07/08/2022 Ka dhacday xarunta Golaha Shacabka.Guddoomiyaha ayaa Guddiga Kula dardaarmay in ay kasoo tala bixiyaan fowdadii Golaha Ka dhacday kulankii 14aad ee Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka BJFS isagoo usheegay in ay warbixin dhameeystiran ka keenaan.Xubnaha Gudiga oo Maanta yeelanaya kulankoodii ugu horreeyay ayaa u balan qaaday Guddoomiyaha inay warbixin si deg deg ah warbixin uga keeni doonaan dhacdadii ka dhacday Xarunta Golaha intii ay socotay ansixintii Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.Guddoomiyaha Golaha Sacabka ayaa shalay Magacaabay Guddiga uu u xilsaaray duacdadii Golaha Shacabka,kuwaas oo ka kooban 5 Xubnood, balse waxaa ka cudur daartay in uu kamid noqdo Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa, hayeeshee Guddoomiyaha ayaa ku bedelay Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Abuukaate. Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen You may also like Dowladdaha Somalia Iyo Itoobiya Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal 17/08/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 23/11/2021 Ciidanka xoogga dalka oo bur buriyay gaadiid Al-Shabaab ka soo buuxiyeen walxaha Qarxa 06/09/2020 Akhriso:-XARIIQDA BALAD-XAAWO & XOGTEEDA” 28/03/2018 Gudoomiyaha BFS Sheekh Aadan Madoobe oo Turkiga ku booqday Guddoomiyhii hore ee Jawaari 25/10/2022 Al-Shabaab oo si kulul uga hadlay War ka soo yeeray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud 08/07/2022 Tirada Dadka u Geeriyooday Iyo Bukaannada Uu Soo Ritay COVID-19 Oo Kordhay 24-kii Ee Ugu Dambeeyay 26/04/2020 DHAGEYSO WARBIXIN:- Ku saabsan Dabkii ka kacay Bakaaraha 27/02/2017 Dowladda Mareykanka oo sheegtay in ay ka walaacsan tahay xaaladda Itoobiya 09/04/2022 Ururka Suxufiyiinta aan Xuduuda laheyn oo sheegay in suxufiyiinta Soomaaliyeed la khatar gelinayo balse sheegay in talaabooyin wanaagsan la qaaday. 23/04/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.