Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay written by Warsan Radio 10/08/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa hoygiisa Kulan kula qaatay Guddiga KMG ah ee Ka tala bixinta dhacdadii 07/08/2022 Ka dhacday xarunta Golaha Shacabka.Guddoomiyaha ayaa Guddiga Kula dardaarmay in ay kasoo tala bixiyaan fowdadii Golaha Ka dhacday kulankii 14aad ee Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka BJFS isagoo usheegay in ay warbixin dhameeystiran ka keenaan.Xubnaha Gudiga oo Maanta yeelanaya kulankoodii ugu horreeyay ayaa u balan qaaday Guddoomiyaha inay warbixin si deg deg ah warbixin uga keeni doonaan dhacdadii ka dhacday Xarunta Golaha intii ay socotay ansixintii Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.Guddoomiyaha Golaha Sacabka ayaa shalay Magacaabay Guddiga uu u xilsaaray duacdadii Golaha Shacabka,kuwaas oo ka kooban 5 Xubnood, balse waxaa ka cudur daartay in uu kamid noqdo Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa, hayeeshee Guddoomiyaha ayaa ku bedelay Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Abuukaate. Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen You may also like Ra’iisul Wasaare Rooble Oo U Ambabaxay Dalka Qadar 04/10/2021 RW Rooble oo boggaadiyay heshiiskii Midowga Musharaxiinta 26/02/2021 Nin ku geeriyooday god uu ku dhacay Magaalada Hargeysa 09/12/2021 Madaxweyne Deni: Siyaasada Somaliya aad bay u adag tahay 03/03/2021 Dowladda Federaalka oo Ciidamada loo yaqaan Haramcad ka dejisay Beledweyne 09/01/2021 Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qaraxyadii ka dhacay Uganda 18/11/2021 Akhriso:-Madaweynaha Cusub Puntland oo soosaaray Wareegtadii ugu horeysay ku mamnuucay kharashaadka dowlada 08/01/2019 Dhageyso:-Barnaamijka Todobaadkii tagey iyo Caalamka 21/08/2020 Xeer Ilaaliyaha Maraykanka oo magcaabay qareen baaris ku sameeya Joe Biden 13/01/2023 DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 01/05/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.