CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab written by Warsan Radio 13/08/2022 Ciidanka Dowlada Soomaaliya oo weli wada howlgalka ka dhanka ah ururka Al Shabaab ee ka socda gobolka HiiraanGuddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ,Saraakiisha ciidanka Xoogga Dalka , NISA &Booliska dowlad goboleedka Hirshabelle sidoo kale Dadka degaanka oo is Abaabulay ayaa qeybka ah Hawlgalka dib u Xoreynta Gobolka Hiiraan.Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Howlgalkan ayaa lagu baacsanayo Al-Shabaab oo dhibaato Xoogan ku haysay Shacabka ku dhaqan Gobolka Hiraan, waxana laga tilmaami karaa Falalka ay gestaan Gubida Guryaha ay dagan yihiin shacabka, Ceelashii ay biyaha ka cabi jireen iyo Ateenooyinka isgaadhsiinta.Saraakiisha Ciiidamada & Masuuliyiinta Maamulka Hiraan ayaa sheegay in Guulweyn laga gaaray Hawlgalka ka socda gobolka Hiiraan.Waxaa kaloo sheegeen in ku dhawaad 10 degaan ay kala waregeen Shabaab, kuwaasoo u dhaxeeya degmooyinka Matabaan iyo Maxaas. CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab was last modified: August 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sawiro:-Baydhabo oo laga xusey maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada next post Dokumentiyo sir ah oo laga helay guriga Madaxweynihii hore Trump You may also like Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay hub ay howlgal ku qabteen -Sawiro- 22/05/2020 Shirkii Jabuuti: Qodob cusub oo lagusoo daray heshiiskii Soomaaliya iyo Somaliland 23/06/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 10/08/2021 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 16/10/2022 Weerar qarax ku billaawday oo lagu qaaday saldhig kuyaalla Gobolka Gedo 04/08/2023 Mareykanka oo duqeyn cusub ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose 18/05/2020 Puntland oo xal ka gaartay shaqaaqo ka dhacday Gobolka Mudug 23/09/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 07/03/2019 Madaxweyne xilka laga tuuray oo u qeylo-dhaamiyay Mareykanka iyo Beesha Caalamka 04/08/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Dhacdooyinka Caalamka 06/08/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.