CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab written by Warsan Radio 13/08/2022 Ciidanka Dowlada Soomaaliya oo weli wada howlgalka ka dhanka ah ururka Al Shabaab ee ka socda gobolka HiiraanGuddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ,Saraakiisha ciidanka Xoogga Dalka , NISA &Booliska dowlad goboleedka Hirshabelle sidoo kale Dadka degaanka oo is Abaabulay ayaa qeybka ah Hawlgalka dib u Xoreynta Gobolka Hiiraan.Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Howlgalkan ayaa lagu baacsanayo Al-Shabaab oo dhibaato Xoogan ku haysay Shacabka ku dhaqan Gobolka Hiraan, waxana laga tilmaami karaa Falalka ay gestaan Gubida Guryaha ay dagan yihiin shacabka, Ceelashii ay biyaha ka cabi jireen iyo Ateenooyinka isgaadhsiinta.Saraakiisha Ciiidamada & Masuuliyiinta Maamulka Hiraan ayaa sheegay in Guulweyn laga gaaray Hawlgalka ka socda gobolka Hiiraan.Waxaa kaloo sheegeen in ku dhawaad 10 degaan ay kala waregeen Shabaab, kuwaasoo u dhaxeeya degmooyinka Matabaan iyo Maxaas. CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab was last modified: August 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sawiro:-Baydhabo oo laga xusey maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada next post Dokumentiyo sir ah oo laga helay guriga Madaxweynihii hore Trump You may also like Madaxtooyada oo shaacisay in Madaxweyne Xasan Sheekh laga helay Covid-19 24/06/2022 laamaha Amniga oo howlgal dad badan lagu qabqabtay ka sameeyay Muqdisho 07/12/2021 Dhageyso:-Warka Caawa ee Idaacada Warsan 08/12/2021 Ra’iisul Wasaare Kheyre oo digniin u diray Ganacsatada Gobolka Banaadir 16/04/2020 Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo La Isugu Yeeray Kulanka Kalsoonida Siinta Xukuumadda 06/08/2022 Guddoomiye Aadan Madoobe oo Ganacsatada & Jaaliyadda Koonfur Afrika uga baaqay in ay ka qeyb qaataan gurmadka Abaaraha. 04/09/2022 Madaxii hore ee amniga Shirkada Twitter-Ayaa ku eedeeyey in shirkadda halis amni daro ah ku hayaan macaamiishooda 24/08/2022 Aadan Ducaale oo laga xayuubiyay xilkii Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka kenya 22/06/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 20/12/2020 Maxay tahay Tallaabada uu qaaday Madaxweyne William Ruto ee halista gelinaya khadka tareenka ee Shiinuhu u dhisay Kenya? 16/09/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.