CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab written by Warsan Radio 13/08/2022 Ciidanka Dowlada Soomaaliya oo weli wada howlgalka ka dhanka ah ururka Al Shabaab ee ka socda gobolka HiiraanGuddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ,Saraakiisha ciidanka Xoogga Dalka , NISA &Booliska dowlad goboleedka Hirshabelle sidoo kale Dadka degaanka oo is Abaabulay ayaa qeybka ah Hawlgalka dib u Xoreynta Gobolka Hiiraan.Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Howlgalkan ayaa lagu baacsanayo Al-Shabaab oo dhibaato Xoogan ku haysay Shacabka ku dhaqan Gobolka Hiraan, waxana laga tilmaami karaa Falalka ay gestaan Gubida Guryaha ay dagan yihiin shacabka, Ceelashii ay biyaha ka cabi jireen iyo Ateenooyinka isgaadhsiinta.Saraakiisha Ciiidamada & Masuuliyiinta Maamulka Hiraan ayaa sheegay in Guulweyn laga gaaray Hawlgalka ka socda gobolka Hiiraan.Waxaa kaloo sheegeen in ku dhawaad 10 degaan ay kala waregeen Shabaab, kuwaasoo u dhaxeeya degmooyinka Matabaan iyo Maxaas. CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab was last modified: August 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sawiro:-Baydhabo oo laga xusey maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada next post Dokumentiyo sir ah oo laga helay guriga Madaxweynihii hore Trump You may also like Ra’iisul Wasaare Rooble oo Guddoomiyey Shir Wadajir ah oo yeesheen Golaha Wasiirrada Heer Federaal iyo Galmudug 18/11/2021 Tallaalka labaad ee Cudurka COVID-19 oo Maanta ka bilowday Muqdisho 14/04/2021 Soomaaliya iyo Rwanda oo isku furaya Albaabada ganacsiga 08/02/2020 Dhageyso:-Warka Subax ee Radio Warsan 30/03/2022 Maxay ka wada hadleen RW Rooble & Safiirka Sacuudiga? 09/02/2022 Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Ansixiyey Miisaaniyadda Sannadka 2023 26/11/2022 Guddiyada doorashooyinka oo Saddex Bilood mushaar qaadan 07/02/2022 Akhriso:-Dowlada Kenya oo ka mamnuucday gobolka xeebta ganacsiga dhuxusha 06/03/2018 Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh & Guddoomiyaha Aqalka Sare? 20/05/2022 Dowladda Sacuudiga oo xayiraadii ka qaaday Xoolaha looga dhoofiyo gudaha Somalia 29/12/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.