CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab written by Warsan Radio 13/08/2022 Ciidanka Dowlada Soomaaliya oo weli wada howlgalka ka dhanka ah ururka Al Shabaab ee ka socda gobolka HiiraanGuddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ,Saraakiisha ciidanka Xoogga Dalka , NISA &Booliska dowlad goboleedka Hirshabelle sidoo kale Dadka degaanka oo is Abaabulay ayaa qeybka ah Hawlgalka dib u Xoreynta Gobolka Hiiraan.Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Howlgalkan ayaa lagu baacsanayo Al-Shabaab oo dhibaato Xoogan ku haysay Shacabka ku dhaqan Gobolka Hiraan, waxana laga tilmaami karaa Falalka ay gestaan Gubida Guryaha ay dagan yihiin shacabka, Ceelashii ay biyaha ka cabi jireen iyo Ateenooyinka isgaadhsiinta.Saraakiisha Ciiidamada & Masuuliyiinta Maamulka Hiraan ayaa sheegay in Guulweyn laga gaaray Hawlgalka ka socda gobolka Hiiraan.Waxaa kaloo sheegeen in ku dhawaad 10 degaan ay kala waregeen Shabaab, kuwaasoo u dhaxeeya degmooyinka Matabaan iyo Maxaas. CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab was last modified: August 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sawiro:-Baydhabo oo laga xusey maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada next post Dokumentiyo sir ah oo laga helay guriga Madaxweynihii hore Trump You may also like Dhageyso+Wareysi”Ciidamada KGS Ayaa Waxaa Ay Howlgalo Kasameyeen Toolada Jamiicada Ee Hoos Tagta Degmada Buur Hakaba Ee Gobolka Baay 02/08/2016 Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & faah faahin laga helayo 14/08/2022 Wareysi Xildhiban idiriis Abdi Dhakh Tar oo Noqdey Xildhibankii ugu Horeeyey Ee udanqada Dadkiisa Kuna Deeqa 5,000$ 17/01/2017 Ciidamo badan, gaadiid dagaal & diyaarado oo lagu arkay Baydhabo + Ujeedka 28/04/2020 Faahfaahin Qarax Ismiidaamin oo ka dhacay Muqdisho 25/09/2021 Mareykanka oo qoraal kasoo saaray doorashada Soomaaliya iyo shirka Dhuusamareeb 3 13/08/2020 WAFDI UU HOGGAAMINAYO GUDDOOMIYE JAWAARI OO GAARAY BAYDHAB 25/12/2017 Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre oo kulan la qaatay qaar kamid ah Cullimada somaliyeed 23/08/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 06/03/2022 Xoghayaha Guud ee QM iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ugu baaqay siyaasiyiinta wadahadal 17/02/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.